4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Oct 10, 2016
AKHRISO: Magacyada Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-shabeelle ee la dhaariyay


Isniin, Oktoobar 10, 2016 (HOL) — Maamulka Hir-shabeelle, ayaa waxaa loo dhaariyay shalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka maamulkaas, kuwaa oo tiradoodu gaaraysay 73-xildhibaan.

Haddaba, Akhriso qaar ka md ah magacyada xildhibaanada maamulka Hir-shabeelle

  1. Cabdkarin Maxamed Diiriye.
  2. Axmed Cabdi Faarax.
  3. Daahir Muqtaar Cabdulle
  4. Cabdshakur cali cumar
  5. Axmed cabdi cali
  6. Cali xaaji cabdulle Isgoow
  7. Maxamuud Xuseen Maxamed
  8. Bashiir xaaji bedel maxamed
  9. Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
  10. Cabdullahi Cabdi Afrax
  11. Ibraahim Muuse Mahad
  12. Duwane Faarax Cali
  13. Cabdraxmaan maxamed Guure
  14. Maxamed Yuusuf Colow
  15. Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
  16. C/qani Cabdullaahi Hilowle
  17. Xasan Maxamed Ibraahim
  18. Khaliif Muumin Tooxow
  19. Maxamed Colaad Cabdi.
  20. Ismaacil Cabdi Qaasim
  21. Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
  22. Faarax Maxamed Cismaan Xasan
  23. Cabdsalaan Gacal Caddow
  24. C/qaadir Abuukar Maxamed
  25. Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
  26. Cali Shiikh Maxamed Axmed.
  27. Cabdi Xuseen Geedi Cumar
  28. Cismaan Cabdulaahi Dhoore
  29. Maxamed Cabdalla Cali
  30. Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
  31. Ismaaciil Muumin Hilowle,
  32. Ibraahim Maxamed Dadow Cali
  33. Geelle Isaaq Warsame.
  34. Cartan Muxumad Nuur.
  35. Sharm’arke Xasan Axmed.
  36. Maxamed Cabdi Cali.
  37. Cali Xuseen Maxamed.
  38. Maxamed Cabdkarin Maxamed
  39. Cismaan Barre Muxumad
  40. C/rashid Cabdxakin Warsame.
  41. Cabdiweli Shiikh Cali.
  42. Mahad Xasan Cismaan.
  43. Nuur Xaashi Warsame.
  44. Maxamed Xuseen Yuusuf.
  45. Abuukar Ibraahin Rashiid.
  46. Maxamed Axmed Faarax.
  47. Cali CIsmaan Ibraahim
  48. Maxamed Ibraahin Xuseen.
  49. Cabdi Diiriye Farey.
  50. Cumar Maxamed Cumar.
  51. Cabdullahi Cosoble Barre.
  52. Maxamed Digaale Cabdullaahi.
  53. C/dir Faarax Axmed.
  54. Cabdkarin Cali Nuur.
  55. Iidle Siyaad Shiikh Khalif
  56. Axmed Bariise Xeydar.
  57. Aadan Macalin Cali Cumar.
  58. Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
  59. Maxamuud Siyaad Barqadle.
  60. Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
  61. Abuukar Xasan Abuukar.
  62. Maxamed Cabdulle Maxamuud.
  63. Yuusuf Axmed Yalaxow.
  64. Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
  65. Abuukar Xasan Cali.
  66. Duniyo Daahir Dhicisow.
  67. Sheekh Axmed Cumar Libi.
  68. Kariim Ibraahim Axmed
  69. Xasan Maxamed Axmed

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya