4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Nov 3 , 2016
GALMUDUG: Waa soo dhaweynaynaa Heshiiska lagu Joojinayo Dagaallada Gaalkacyo: AKHRISO

Khamiis, November 03, 2016 (HOL) — Maamulka Galmudug ayaa War-Murtiyeed uu soo saaray manta kusoo dhaweeyay Heshiis Hordhaca ahaa ee maalin ka hor Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo Puntland ay ku Gaareen Imaaraadka Carabta, kaas oo ah mid lagu Joojinayo colaadda ka socota Gaalkacyo.

Haddaba, AKHRISO War-murtiyeed uu Maanta soo Saaray Maamulka Galmudug;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya