4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 2 , 2016
AKHRISO: Puntland oo Soo Saartay Maanta Bayaan ku Aaddan Heshiiska Colaadda Gaalkacyo

Arbaco, November 02, 2016 (HOL) — Maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan Heshiis Hor-dhac ah oo ay Dalka Imaaraadka Carabta ay uga gaareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Colaadda Labadan maamul u dhexeysa ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Haddaba, AKHRISO; War-murtiyeedka ku Aaddan Heshiiska Colaadda Gaalkacyo;

Abaadir C/qaadir Cilmi, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]  
Garoowe, Puntland - Soomaaliya