4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Nov 19, 2016
Guddiga Doorashooyinka oo Walaac ka muujiyay Xurguftii Xalay ka Dhacday Magaalada Jowhar

Sabti, November 19, 2016 (HOL) — Guddiga Doorashada Dadban oo Maanta soo saaray War-saxaafadeed ayaa ka muujiyay Walaac shaqaadii khasaaraha dhalisay ee ka dhacday degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Hoose.

AKHRISO: Bayaanka Guddiga Doorashada uu kasoo saasay Shaqaaqadii Jowhar;
 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya