4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, July 25, 2016
SAWIRO Hordhac ah Munaasabada oo la xiriira Caleemo-saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif


Isniin, July 25, 2016 (HOL) — Waxaa xiligan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka soconaya munaasabada calleemo saarka Ugaas xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Munaasabadda oo ah mid ballaaran, ayaa waxaa goob joogu ah Duubabka-dhaqanka Soomaalida qaarkoood, mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia, odayaal dhaqameed, waxgarad iyo dad ka kala tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Naga filo goor dhaw muuqaal la xiriira sidda ay munaasabada u dhacday:

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya