4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, July 24, 2016
Axmed Naaji oo ka cabanaya cunsurinimo ay dad Soomaali ah ku sammeeyeen (Dhegeyso)


Sunday, 24 July 2016 (HOL)-Fannaanka Soomaaliyeed Al-Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa wuxuu cabasho ka muujiyay, isla markaana uu ka gabyay cunsurinimo ay kula kaceen dad Soomaali ah, kuwaasi oo sida fannaanku sheegay ku tilmaamay in uu yahay nin carab ah oo aan Soomaali ahayn, sidaas darteedna ay wanaagsanaan lahayd in uu arrimaha soomaalida iyo nabad-u-raadintooda uu isaga haro.

Axmed Naaji ayaa sheegay in isagu uu yahay ruux Soomaali ah oo ku dhashay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, isla markaana uu la tacajubay sida looga fogeeyay Soomaalinimada, isla markaana loogu riixay meel kale.

HOOS KA DHEGEYSO



Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
[email protected]