4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Jan 30, 2016
Machadka Mufiidul-Qur'aan - Hargeysa oo hab Online ah kugu baraya culuunta ISLAAMKA


Sabti, Janaayo 30, 2016 (HOL) — Machadka Barashada Culuunta Islaamka ee Mufiidul-Quraan oo ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa dadka Soomaaliyeed ugu bishaareynaya in la casriyeeyay barashada diinta Islaamka.

Machadkan ayaa lagu baranayaa xifdinta Qur’aanka Kariimka ah iyo Culuunta Shareecada sida; Xadiiska, Fiqiga iyo Caqiidada, kuwaasoo ah kuwo uu qorka Islaamka ah ka maarmin barashadooda.

Sidoo kale, machadkan ayaa wuxuu wax ku barayaa dadka doonaya inay Diinta Islaamka bartaan hab Online ah; iyadoo wax looga baranayo Skype Online ah. Taasoo u sahlaysa qofka wax baranaya inuu si dhaqso ah ku barto dhammaan culuunta Islaamka.

Haddaba, Wixii faahfaahin iyo Macluumaad ah oo intaas dheer waxaad kala xiriiri kartaan Skype; [mufiidulquraan] ama E-mail: [email protected] ama  Call free: 0014155201072.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya