4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Jan 27, 2016
AKHRISO: Gudoonka Baarlamaanka Somalia oo Go’aan kasoo saaray Wada-tashiga Doorashada


Arbaco, Janaayo 27, 2016 (HOL) — Guddoonka Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhaw go’aan kasoo saaray shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo maalmihii u dambeeyay ka socday Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Go’aanka ay soo saareen guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa lagu xusay in baarlamaanku uu soo jeedinayo hannaan doorasho oo ku habboon dalka, Maadaama Shirkii Wada-tashiga Qaranka ee doorashada aysan weli waxba kasoo bixin.

Haddaba; AKHRISO Go’aanka ay Guddoonka Baarlmaaanka Somalia soo Saareen:

 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya