Ciidamada Somaliland oo si Nabad ah ula Wareegay Xaruntii KMG ahayd ee Maamulka Khaatumo

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Ciidamada Somaliland ayaa galay Tuulada Balli-cad oo shir uu uga socday mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo; iyadoo aanu wax khasaare ahi ka dhicin.

Madaxda maamulka Khaatumo oo uu ka mid yahay madaxweynaha maamulkaas Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa 30-daqiiqo ka hor intii aanay ciidamada Somaliland gelin halkaas ka baxay sida uu HOL u sheegay suxufi Zakariye Maxamed Ciise oo halkaasi ku sugnaa.

Mas’uuliyiinta Khaatumo oo la filayay in maalinta berri ah uga furmo deegaanka kulan uu ku baaqay madaxweyne Galeydh, waxayna aadeen dhinaca xadka Kililka Shanaad ee dalka Ithopia oo ku dhow tuulada Balli-cad.

Illaa hadda ma jiraan wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac ee Somaliland & dhanka Khaatumo oo haatan noqonaysa markii saddexaad ee ay shirar ku lahaayeen laga qabsado.

Tuulada Balli-cad oo qiyaastii 80-km kaga aaddan dhanka galbeed magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa xarun u ahayd Khaatumo tan iyo sannadkii 2014-kii; markii sidaan oo kale looga cayrsaday tuulada Saax-dheer oo markaa loogu caleemo-saarayay madaxwaynaha Khaatumo.

Wixii Faahfaahin ah ee soo kordha waxaanu idiin kugu soo gudbin doonaa wararka HOL ee soo socda haddii ALLE idmo.

Seynab Cabdi Warsame, Hiiraan Online.
[email protected]
Laascaanood, Gobolka Sool






Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Guddoomyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, C/qani Siciid Carab ayaa maanta sheegay in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta hawsha loo ig-maday ay tahay abaabulidda Tartamada kubadda cagta ee Gudaha dalka iyo dibaddiisa, isgaoo si kulul u beeniyay warar ay Warbaahinta Soomaalida Qaarkeed Qoreen oo ahaa baaq uu u jeediyay Al-shabaab inay kusoo biiraan tartamada ciyaaraha.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgallay aas qaran oo loo sameeyey Abwaankii weynaa Cali Sugulle (Dun-Carbeed) oo ka mid ahaa hal abuuradii Soomaaliyeed ee wakhtigi Gobonimo doonka kaalinta weyn ka qaatay.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Culummada waa-weyn ee Somaliland, ayaa si Adag uga hor-yimid Xeerka Baananka Ribadda ah ee ay Golaha Wakiilada Somaliland Wadaaan, waxaanay sheegeen in aanu islaamku ogolayn in baanan Ribaawi ah la furto.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda maamul goboleedyada Jubbaland, Axmed Madoobe, Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan, Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug, C/kariin Guuleed ayaa Maanta Khudbado kala duwan ka jeediyay Shirkii Wadata-shiga Qaran ee Kismaayo ka furmay.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamuud Waran-cadde, ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay fad-qalalo ka waddo gobollada Bariga Somaliland.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) —Ayadoo maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah looga furay shirkii madasha wadatashiga qaran ee aayaha Soomaaliya ayaa waxaa soconaya shirar gooni gooni ah oo ay leeyihin madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Ugu yaraan toddobada qof oo ay ku jiraan shan ruux oo fuliyay weerarradan ayaa ku dhintay, kaddib weerarro qaraxyo & kuwo toos ahaa isugu jiray oo maanta lagu qaaday Magaalada Jakarta ee xarunta Indonesia, Waxaana sheegatay mas’uuliyadda weerarrada kooxda Islaamiga ah ee ISIS/Daacish.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Waxaa Goor-dhow ka Furmay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, Shirka Wada-tashiga Qaran oo ah mid looga tashanayo qaabka doorasho ee dalka ka dhacaysa sannadkan 2016-ka dhammaadkiisa.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Al-shabaab ayaa sheegtay inay qabsatay deegaanka Ceel-shiil ee ka tirsan gobolka Galgaduud, kaddib dagaal culus oo shalay gellinkii dambe ay halkaas ku dhexla gashay ciidanka dowladda Somalia.

Khamiis, Janaayo 14, 2016 (HOL) — Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay billaabayaan todobaadka soo soccda raadinta 885-milyan oo doollar si loogu caawiyo dadka Soomaalida ah ee gargaarka u baahan sannadkan cusub ee 2016-ka.

Somali News

1/14/2016 4:58 PM EST
The Somali Football Federation on Thursday denied reports that it invited the al-Qaeda-linked rebel group al-Shabab to take part in the ongoing football league in the east African country.

1/14/2016 4:36 PM EST
A team of experts from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) visited the Djiboutian Contingent in Be letweyne to assess the impact of training offered to AMISOM Peacekeepers prior and during the course of their deployment.

1/14/2016 3:24 PM EST
The Minneapolis school district is without a superintendent candidate.

1/14/2016 2:45 PM EST
HOL Job Posting, Expression of Interest & Call for Proposals : January 14, 2016

1/14/2016 10:27 AM EST
The sunbathed half-mile stretch of road that links the Aden Adde International Airport and the Peace Hotel in Mogadishu, once named by TIME the “best hotel in hell,” is interrupted by at least seven security checkpoints: four at the airport, sporting metal detectors and concrete barriers, and three at the hotel – such are the measures taken to prevent Al-Shabaab’s assaults threatening Mogadishu every day.

1/14/2016 3:06 AM EST
A Maryland man arrested on charges he fought on behalf of an al-Qaida-affiliated terror group in Somalia pleaded not guilty Wednesday and his lawyer said he will fight the charges.

1/14/2016 2:48 AM EST
Turkey is building its first base in Africa. Last week, Turkish Foreign Ministry official Emil Tekin confirmed that Ankara has broken ground on a new military installation in war ravaged Somalia.

1/14/2016 2:39 AM EST
You have such a powerful and soulful voice. What first inspired you to start a career in music?

1/14/2016 2:38 AM EST
MOGADISHU (HOL) – For Abdi Tahlil Warsame, 2015 hasn’t passed well, as an ailment left him bed-ridden with little support was coming through to help paying his medical bills and living.

1/14/2016 2:31 AM EST
BUFFALO, N.Y. – A Somali student is turning heads at a Buffalo high school where students speak 42 different languages.

1/14/2016 2:16 AM EST
Kenyan authorities said Wednesday they have managed to restore security along its porous border with Somalia in Mandera by deploying more police officers to enhance security.

1/14/2016 2:11 AM EST
Legend has it that in early 1970s, renowned Somali female singer Magool gave a concert in Khartoum, Sudan. Magool returned home leaving behind an enchanted man: a Sudanese man had fallen in love with the Somali nightingale! But she was gone.

1/14/2016 1:59 AM EST
At least 10 people were killed in Somalia when al-Shabaab Islamist fighters attacked a government base with rocket-propelled grenades and heavy machine guns, Radio Andalus, a broadcaster that supports the al-Qaeda-linked militants, said on its website.

1/14/2016 1:40 AM EST
Ethiopia said it will abandon a development plan for the capital, Addis Ababa, and surrounding areas of Oromia state after almost two months of protests.

1/14/2016 1:21 AM EST
On a typical weeknight, the four flat-screen TVs inside the Capitol Café in Minneapolis buzz with European soccer matches, basketball games and reality shows.

1/14/2016 12:40 AM EST
Africa Union peacekeepers and Somalia government forces on Wednesday arrested six Al-Shabaab fighters in a joint security operation at Lego neighborhood in lower Shabelle region, southern Somalia.

1/14/2016 12:28 AM EST
MOGADISHU (HOL) – Amid attacks by the Al-Qaeda linked militant group, Somalia which is rebuilding its army depleted by years of conflict and corruption seeks greater support to upgrade its police force which is also struggling to restore peace and order to the horn of Africa nation.

1/14/2016 12:23 AM EST
By the time Ben Rawlence made his first trip to Dadaab — the world’s largest refugee camp, in northeast Kenya — he thought he knew what to expect.
Click here