Jimco, December, 09, 2016 (HOL) - Guddiga doorashada heer dowlad gobolleedka ayaa eedeyn culus u soo jeediyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo ay ku eedeeyeen in uu fara-galin toos ah ku hayo mid ka mid ah kuraasta aqalka hoose, gaar ahaan habka loo soo xareynayo ergada beesha kursiga iska leh.
Akhriso warka ka soo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya
Guddiga doorashada heer dowlad gobolleed oo eedeyn u jeediyay madaxweynaha Hirshabeelle
More News
- Warbixin: Soomaaliya oo kaalinta 4aad ka gashay liiska dalalka martida loogu samafali og yahay
- Madaxii Somali Airlines Marxuum Guuleed oo si Heer Qaran ah Maanta loogu AASAY Muqdisho
- DAAWO: Odayaal iyo Xildhibaano Reer Puntland ah oo ka soo Hor-jeestay Qoondada Haweenka
- Xaaska Madaxweynaha Zimbabwe oo loo haysto faraanti qiimihiisu gaarayo 1.4 milyan oo Doollar
- Hoggaanka Madasha Qaran oo isku Af-gartay in dhamaadka bishan la doorto Madaxweynaha
- Madaxweyne Xassan Sheekh oo u anbabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
- Madaxwaynihii Kuuriyada Koonfureed Park Geun-hye oo xilka laga qaaday
- BAASHE: Somaliland 20 sano mucaarad baan ku ahaa Aasaaskii Khaatumo ayaana qayb ka ahaa
- Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee kasoo Jabay UCID oo ku kala Aragti Duwan xisbiga ay ku biirayaan
- Ganacsato sheegay in Xukuumadda Sucuudigu ay hakisay Dhoofka Xoolaha Somalia ka yimaada
- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madasha-wadda-tashiga Qaran ee Muqdisho ku soo dhamaaday




