4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Aug 29, 2016
Maamulka Galmudug oo Maanta ka soo Saaray Bayaan Digniintii Puntland iyo Amniga: Akhriso

Isniin, August 29, 2016 (HOL) — Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda degmada Cadaado, ayaa waxay War-saxaafadeed kasoo saareen hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Puntland - oo sheegayay in Gaadiidka Xamuulka ah ee soo galaya Deegaannada Galmudug aysan Ogolaan doonin iyo Qodobbo kale oo Ammaanka la Xiriira madaama ay Galmudug ka dhcayaan doorshooyinka Aqallada Baarlamaanka Soomaaliya.

Haddaba; Akhirso War-saxaafadeedka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Galmudug;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]om
Muqdisho, Soomaaliya