Sawirka Taleex.
Sabti, August 27, 2016 (HOL) —Odayaasha iyo waxgaradka Beesha
Samakaab Cali ayaa ku baaqay in xal laga gaaro colaado kala dhaxeeya mid kamid
ah beelaha dega degmada Taleex ,taasi oo in muddo ah soo jiitamaysay ,isla markaana
sababtay khasaare dhinacyo badan isugu jira.
Baaqan oo ay si wada
jir ah usoo saareen waxgaradkan ayey ku codsadaan in la helo jawi lagu wada
hadli karo ,isla markaana lagu dhameyn karo khilaafkan oo dhamayntiisa lagu sheegay
in ay tahay waajib saaran dhinac kasta.
“Ma jirto cid gaara , ama
shakhsiyaad gaara oo nabadu ka go’do, waa arin dadka ka wada dhaxaysa oo cid
kasta waajib ay ku tahay ka qayb-qaadashadeedu, Iyadoo la garab siinayo cidkasta oo
wanaaga rabta, Soomaliduna waxay ku maah-maahdaa, taladada waxaa loo dhiibtaa
ciddaan hagarna kaa galayn, hantina kaa dhaqanayn “ ayaa lagu yiri warkan ka
soo baxay odayaasha.
Sidoo kale odayaasha ayaa
tilmaamay in la magacaabo guddi isku dhaf ah oo ka shaqeeya xal u helidda
khilaafka labada beelood ka dhaxeeya ,iyada oo la dar-dar galinayo qabashada
shir-weyne ay labada dhinac isku soo hor-fariisanayaan.
“Waxaanu ugu baqaaynaa
walaalahayo, ehalkayo ay naga dhaxayso wada dhalashadu in ay soo magacawdaan ciddii
wada-hadalkaa uga qayb gali lahayd, iyado xagayagana aanu soo magacaabanayno
ciddii na mateli lahayd, lana sameeyo guddi isku dhaf ah oo ka shaqeeya
muddaynta waqtiga iyo madasha kulanka, waa in laga talaaba cid allaale ciddii
ka hortimaadda nabaddayntaas ay ku baaqayaan dadka samaha jeceli, ee wanaaga
iyo xasiloonidda la raba dadkooda iyo dhulkooda “ ayaa mar kale lagu yiri
baaqan.
Dadka soo jeediyey baaqan oo ka kooban culimo,
odayaal, aqoon yahan iyo qar ka mida hal doorka dhalin yarada, waxaa kamid ahaa
1-Oday : Saleebaan Abshir X. Diiriye
2-Odey : Cali Macalin Xirsi
3-Oday: Mohamed Ahmed Taleexi
4-Odey: Jaamac Aw adan Cali
5-Odey: Yuusuf Ciise Maxamed
6-Eng: Mukhtar Abshir X. Diiriye
7-Maayor: Saleebaan Axmed-Food Xaaji
Diiriye
8-Oday: Yusuf Mohamed Yusuf (dhigane)
9-Oday: Abdillahi Mohamed Omar (walacwalac)
10-Oday: Hurre Faarah Xeedhayare
11-Oday: Faarah Mahamuud Abdi (Faarax IsQaniin)
12-Oday: Jama Mohamed Macalin (jama fooje)
13-Oday: Jama Mohamuud Aadan (jama taleexi)
14-Oday: Jaamac Ibraahim Aw Axmed (Waqle)
15-Oday: Salaad Ismaaciil Maxamuud
16-Oday: Cabdirashiid Abshir X. Diiriye
17-Eng: Maxamud Abshir Diiriye
18-Oday: C/qaadir Abshir X
18-Siyaasi: Fuaad Cabdi Xaaji Diiriye
20-Eng: Mohamed Abdi Macalin (xiiray)
21-Eng: C/qani Cali Faarax Xirsi
22-Sheekh: Maxamed C/qaadir Finiin
23-Oday: Faarax Jaamac Aw-Aadan (faarax Fadal)
24-Oday: Jaamac Xaaji Diiriye Maxamed (Dhoodi)
25-Aqoon yahan: Cabdifataax Maxamed-Khaliif Xirsi
26-Aqoon yahan : Cabdinaasir Cali-dheere Cabdi
Muuse
27-Aqoon yahan : Farxaan Axmed aadan Cali
28-Aqoon yahan: Mahamuud Salah Ahmed
(caato)
29-Aqoon yahan : Mukhtaar Cabdi Xaaji Diiriye
30-Aqoon-yahan : Axmed Aw Maxamed Xasan digdigo
31-Aqoon yahan : C/naasir C/rashiid Axmed Gataa
32-Oday: Cabdiraxmaan Axmed Aw aadan Cali (Cabdi
Haaf)
33-Oday: Cabdullaahi Axmed Aw- Aadan Cali (Haaf)
34-Oday: Cabdurashiid Axmed aw-aadan Cali (Haaf)
35-Colonel: Maxamuud Axmed Maxamed
(Gubadle)
36-Colenel : Saleebaan Cabdi Caatay
37-Jamaal Cumar Ibraahim
38-Maxamed Cali Faarax Xirsi
39-Oday: Aadan Cabdullaahi X
40-Oday: Abdi Ahmed Faarah (abdiraawe)
41-Oday: Abdirahman (cagabaruur)
42-Oday: Abdi-wali Ahmed Taleexi
43-Oday: Ahmed Mohamed Guuleed
44-Oday: Ahmed Mohamed Macalin (caare)
45-Oday: Biilaal C/qaadir Finiin
46-Oday: C/kariim Cali Macalin
47-Oday: C/weli Cali Faarax Xirsi
48-Oday: Cabdi-Cabdullaahi Xaaji Diiriye
49-Oday: Cabdiraxmaan Axmed-Food Xaaji Diiriye
50-Oday: Cabdisamed Maxamed AXmed Sanqadhweyn
51-Oday: Cabdisemd Axmed Aadan Taleexi
52-Oday: Cabdullaahi Abshir X. Diiriye
53-Oday: Cabdullaahi Cilmi Ducaale
54-Oday: Cabdulqaadir Cabdullaahi X. Diiriye
55-Oday: Cali Ismaaciil Maxamuud
56-Oday: Dhagaxay Axmed aw-aadan Cali
57-Oday: Dheeliye Jaamac Aw-Aadan
58-Oday: Digaale Ismaaciil Maxamuud
59-Oday: Iidle Cabdullaahi X
60-Oday: Jaamac Abshir X
61-Oday: Jaamac Cabdi Maxamuud
62-Oday: Mahad Maxamuud Xaaji Diiriye
63-Oday: Maxamed Axmed-Food Xaaji Diiriye
64-Oday: Mohamed Nuur Faarah Xeedhoyare
65-Oday: Sanwayne Jaamac aw-aadan
66-Oday: Waraabe Cabdigadhle Jaamac
(Waraabe Cabdigadhle)
67-Oday: Xasan Maxamuud Xaaji Diiriye
68-Oday: Xasan-dhoodi Ismaaciil Maxamuud
Faysal M. Hassan
[email protected]