4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Aug 13, 2016
AKHRISO: Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda ee dalka oo ka muujiyay Walaac Go'aanadii Madasha
Sabti, August 13, 2016 (HOL) — Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda doorashada Somalia ee sanadkan 2016-ka, waxayna sidoo kale walaac ka muujieen qaar ka mid ah go'aannadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran ee Dhawaan Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

Haddaba, Akhriso War-saxaafadeedka Xisbiyada Siyaasadeed Dalka;




Maxamed X.Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya