C/weli Gaas oo ka Tacsiyeeyay Geerida Xaaskii Faroole oo Maanta lagu dilay Gudaha Garoowe


Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa guddi u saaray aaska marwada madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo maanta lagu dilay magaalada Garowe.

Wiilka ay dhashay marxuumada oo lagu magacaabo Cumar C/raxmaan ayaa la sheegay in xabad ay kaga fakatay hooyadiis, lamana helin faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan geeridda marwada iyo waxa keenay.

Guddigan la magacaaby oo ay ku jiraan xubno Puntland xilal ka haya ayaa la sheegay inay u diyaar-garoobayaan aaska marxuumad Aamina Abiib oo si weyn looga yaqaanay guud ahaan deegaanada Puntland, gaar ahaan Garowe.

Warar ay HOL heshay ayaa sheegaya in madaxweynahi hore ee Puntland Cabduraxmaan Faroole uu ku soo wajahan-yahay magaalada Garowe si uu uga qayb-galo aaska xaaskiisi hore,waxaana la sheegay in xabsiga la dhigay wiilka dilkeeda ka danbeeyay.

Ugu danbayn,madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas oo ka hadlay dilkan naxdinta leh ayaa tacsi gaar ah u diray madaxweynihii isaga ka horeeyay ee Cabduruxman Maxamed Sheekh Faroole iyo ehelada marxuumadda.

Hiiraan Online, News Desk






Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa kulan gaar ah oo ay manta la yeeshay mas'uuliyiinta labadda xisbi ee mucaaradka ah, isla markaana iska waraysanayey sida hawshu u socoto iyo qaabka jadwalkooda u dhigteen.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, John Kerry ayaa uga digay dowladda Iiraan inay wax taageero ah u fidiso dagaal-yahannada ka dhanka ah xukuumadda Yemen ee Xuuthiyiinta.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Sheekh Aadan C/raxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa saaka saladdii subax kaddib xukumaddu xabsiga u taxaabtay.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay Amniga guud ee dalka, xaaladaha shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Yaman iyo Kenya, iyagoo dul-dhigay lacag hoggaamiyaha ugu sarreeyo Al-shabaab.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Ardayda wax-ka-barata dugsiga sare ee Hoyga Xamar ee magaalada Muqdisho ayaa maanta booqday xarunta Dr. Shahiid ee Jaamacada Banaadir oo ku yaalla deegaanka km-13 ee duleedka Muqdisho.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Ayatollahi Ali Khamenei ayaa shaaciyay inuusan kalsooni buuxda ku qabin saxiixa heshiiska kama dambeysta ah ee barnaamijkeeda hubka Nuclear-ka, kaasoo lagu wado in la saxiixo bisha June ee sannadkan.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Guddoomiyaha cusub ee todobaadkan loo magacaabay degmada Dharkeyley, Cumar Mayre Macoow ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kaddib xaflad lagu qabtay xarunta degmadaas.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Argagaxisada, si loo burburiyo awoodooda.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Dowladda isu-tagga Imaaradka Carabta ayaa maanta tababar u qaaday 43-askari oo ka mid ah ciidanka ilaalada madaxtooyada Somalia, kuwaas oo ah dufcadii afaraad ee lagu soo tababarayo dalkaasi Imaaradka Carabta.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa kasoo horjeestay go’aanka madaxweynaha Somali uu ku dhawaaqay ee ahaa in caasimada maamulka gobollada dhexe ay noqoto dhuuso-mareeb, iyadoo maamulku sheegay inuu war cad kasoo saari doono arrintaas.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka digay in dowladaha dariska ah fara-geliyaan maamul-goboleedyada dalka laga sameynayo, gaar ahaan kan gobollada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.

Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay ururka Ahlusunna Waljamaaca inay ka qayb-qaataan dhismaha maamulka gobollada dhexe ee Somalia, wuxuuna ka dalbaday inay qoriga dhigaan.

Somali News

4/9/2015 8:38 PM EST
A Minnesota high school student has achieved the rare honor of being accepted by all 8 Ivy League schools, plus more highly accredited colleges.

4/9/2015 4:06 PM EST
UK Oil & Gas Investments (UKOG) claims up to 100 billion barrels of oil have been found beneath Gatwick Airport, believed to be worth more than £300 billion. However, the discovery and its scale are yet to be independently verified.

4/9/2015 2:34 PM EST
THE recent terror attack at Garissa University College, has drastically changed Kenya's role in security planning in preparation for US President Barrack Obama's visit.

4/9/2015 12:18 PM EST
Reporters Without Borders condemns the latest raid by Somalia’s National Security and Intelligence Agency (NISA) on Radio Shabelle and Sky FM, two Mogadishu-based radio stations owned by Shabelle Media Network. Both stations have again been closed and two of their journalists are still being held.

4/9/2015 11:40 AM EST
The Eastliegh business community has protested the closure of 13 informal money transfer outlets in a government crackdown on suspected funding conduits for the somali based Al shabaab terror group.

4/9/2015 7:07 AM EST
NAIROBI (HOL) --- One day after the Kenyan government has ordered the closure of 13 Somali remittance companies it suspected of funding terrorism, the companies affected by the decision held a large meeting aimed at pushing a court appeal against the government's decision.

4/9/2015 4:09 AM EST
NAIROBI (Reuters) - Political pressure mounted on Kenya's president on Wednesday with scathing editorials and growing anger at a seven hour delay in the deployment of a special forces unit that eventually ended the bloody siege at Garissa University last week.

4/9/2015 3:56 AM EST
Garissa, Kenya (CNN)The sign painted onto the school entrance wall reads: "Youth is a mistake, adulthood is a struggle, old age is a regret."

4/9/2015 3:51 AM EST
A Nairobi morgue has started to release the bodies of some of the 148 people killed when al-Shabab gunmen attacked a university in Kenya's northeast last week.

4/9/2015 3:45 AM EST
GOVERNMENT has cracked down on possible sources of funding for al Shabaab following the Garissa attack. Bus companies and hawalas (money transfer networks) have been closed along with bank accounts of individuals and NGOs.

4/9/2015 12:54 AM EST
Each month, Ahmed Ismail makes his ritual trip to a money-transfer agent. Like a lot of Somalis living in Australia, he sends money home to his relatives in Bosaso, north-eastern Somalia. He knows exactly what it pays for.

4/9/2015 12:47 AM EST
A week ago, 148 people, including many students, were massacred on the campus on Garissa University College in the East African nation of Kenya by members of the Islamic extremist group al-Shabab. If the name sounds familiar, it’s because al- Shabab carried out a similar terrorist attack in September 2013 in a mall in the Kenyan capital of Nairobi.

4/9/2015 12:24 AM EST
Dozens of tourists are cancelling their trips to Kenya following the Garissa University College massacre in which 148 people were killed by Somali terror group al-Shabaab.

4/9/2015 12:17 AM EST
The Islamist militant group that attacked a university in northeastern Kenya last week is drawing on local perceptions of historic marginalization and mistreatment to attract recruits, an analyst and a rights activist said.

4/9/2015 12:11 AM EST
With Muslim immigrants streaming into the United States at a rate of 100,000 per year, some of the communities targeted for new arrivals are seeking information on their new neighbors, only to be frustrated by federal bureaucrats and their hired contractors.

4/9/2015 12:02 AM EST
MOGADISHU—For the first time in decades, young basketball players in the Somali capital, Mogadishu, are enjoying better security and playing tournaments at night - attracting more fans.
Click here