4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Sept 25, 2015
DAAWO: Sidii looga Ciiday Magaalada MNPLS - Gobolka Minneosta ee Dalka MAREYKANKA


Jimco, September 25, 2015 (HOL) — Iyadoo Maalintii shalay ahayd ay billaabatay Ciidda Carrafo oo Soconaysa Muddo Saddex Casho ah ayaa waxaa si weyn looga ciiday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, iyadoo dadkii ciiday ay u badnaayeen Soomaali.

Haddaba, Daawo Sidii shalay looga ciiday Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka;

Siyad S Salah, Hiiraan Online
[email protected]
Minneapolis, Minnesota