4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, May 27, 2015
DAAWO: War-murtiyeedkii lagu kala saxiixday degmada Kismaayo iyo Kormeerkii RW Somalia


Arbaco, May 27, 2015 (HOL) — Raysul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, oo shalay soo gaaray magaalada Kismaayo, ayaa intii uu joogay waxa uu kulamo la qaatay madaxda maamulka Jubbaland, isagoo kala hadlay arimo kala duwan.

Halkan ka daawo Kormeerka Raysul wasaaraha iyo wafdigiisa, iyo weliba war murtiyeedkii kasoo baxay kulamadii labada dhinac.





Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.