4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, May 16, 2015
DAAWO: Shir Jaraa'id oo uu Kismaayo ku Qabtay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland
Sabti, May 16, 2015 (HOL) —Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland oo mudooyinkii u danbeeyay howlo shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo isagoo ka warbixiyay arimo badan oo ay kamid yihiin safarro uu ku tagay dowladaha deriska la ah Soomaaliya iyo qaar kamid ah dalalka Yurub.

Madaxweeyne kuxigeenka ayaa sidoo kale ka hadlay xiriirka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ka dhisan iyo weliba arinta ku saabsan mooshin ay xubno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ka keeneen dhismaha baarlamanka Jubbaland.

Hoos ka daawo Shirka jaraa'id ee Madaxweeyne kuxigeenka.





Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.