4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, July 28, 2015
AKHRISO: Go’aannada ku Saabsan in aysan ka dhici karin Dalka Doorasho Xor ah 2016-ka

Talaado, Luuliyo 28, 2015 (HOL) — Iyadoo maanta ay Xukuumadda Somalia iyo Golaha Baarlamaanka Federaalka Somalia ay isku raaceen inaanay dalka ka dhici karin doorasho xor ah Sannadka 2016-ka, ayaa waxay HOL halkan idin kugu soo gudbinaysaa Go’aannadii loo cuskaday inaysan doorasho dhici karin.

HADDABA, Halkan Hoose ka Akhriso Go’aannada oo ka kooban Toban Qodob;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya