4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, July 27, 2015
DAAWO: Khudbadihii Madaxweeyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
Isniin, Luuliyo 27, 2015 (HOL) — Munaasbaddii furitaanka dugsiga tababarka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya qeybtooda Jubooyinka oo shalay ka dhacday xarunta jaamacadda Kismaayo ayaa waxaa khudbado ka jeediyay madaxweeynaha maamul goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) iyo madaxweeynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max'uud.

Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibaddii furitaanka dugsiga tababarka qeybta 2-aad ee saldhigga 43-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, ayaa uga hadlay arimo kala duwan.

Hadaba halkan ka daawo khudbadihii ay labada madaxweeyne ka jeediyeen munaasadda.







Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.