4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 28, 2015
DAAWO: Cayaaraha Somali-Week ee Australia iyo Kooxda Newzealand oo Koobka Qaadday

Isniin, December 28, 2015 (HOL) — Cayaaraha Somali-Week ee lagu qabtay Australia oo dhawaanahan socday ayaa dhammaaday, iyadoo koobka ay qaadday koox ka socday Dalka Newzealand oo daris la ah Australia.

Haddaba; Halkan ka DAAWO; Gaba-gabadii Cayaaraha Somali-Week ee Australia;


Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Melbourne, Australia