4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Sept 11, 2014
Golaha Wasiirrada Puntland oo ka shiray ammaanka iyo xaaladda abaaraha

Khamiis, September 11, 2014 (HOL) —Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta kusoo qaaday shirkoodii todobaadlaha ahaa arrimo ay kamid yihiin ammaanka deegaanada Puntland, xaaladda abaaraha, ka ganacsiga hubka  iyo weliba dib u habaynta ciidamada nabadgelyada wadooyinka.

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Garoowe oo lagu faah faahinayo shirka Golaha Wasiirrada ee maanta iyo weliba qodobada sida aadka ah diiradda lagu saaray ayaa waxaa HOL soo gaaray nuqul kamid ah oo u qornaa sidan:



Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya.