4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Oct 8 , 2014
SAWIRRO IYO FILIM: Ku Saabsan Xaaladda Magaalada Xeebta leh ee Baraawe


Arbaco, Oktoobar 08, 2014 (HOL) — Axaddii lasoo dhaafay ayay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM la wareegeen degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo saldhig weyn u ahayd Al-shabaab.

Haddaba, HOL waxay halkan idin kugu soo gudbinaysaa sawirrada iyo Filim xaaladda guud ee Baraawe iyo sidoo kale ciidamada Somalia iyo AMISOM ee degmadaas jooga, iyadoo degmadaas ay tageen saraakiil uu ka mid yahay abaanduulaha ciidamada xoogga dalka, Jen. Cabdirisaaq Khaliif Cilmo oo shacabka Baraawe ku boorriyay inay amniga ka shaqeeyaan.

HALKAN KA DAAWO FILIM KU SAABSAN BARAAWE: 
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya