4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jan 26, 2014
Fannaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo Jarmalka ku xanuunsanaya–DAAWO VIDEO-

Axad, January 26, 2014(HOL)—Fannaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa wuxuu ku xanuunsanayaa Isbitaal ku yaalla Dalka Jarmalka, halkaasi oo loo dhigay xanuun haya oo u baahan in qalliin lagu sameeyo.

 

Fannaanka ayaa ka codsanaya Dowladda  iyo shacabka Soomaaliyeed in ay soo taageeraan, si qalliinkaas loogu sameeyo. “Waxaan ahay Fannaaniinkiinii iyo ninkii aad u bixiseen boqorka codka, marka waxaan ka codsanayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed in ay i caawiyaan oo ay tallaabo qaadaan”ayuu yiri Maxamed Saleebaan Tubeec.


HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

 
Ruuxii Doonayo In uu Fanaanka Soo Booqdo Ama Qadka Taleefoonka Kula Soo Xiriiro Halka Hoose Ka Eeg. Maxamed Suymaan Tubeec.

 

Isbitaalka Barmherzige Bruder

Rengensburg Wadada Prüfeninger 86

93049 Rengersburg Germany

Taleefoonka Maxamed Suleymaan Tubeec

004915219220602

Wiilkiisa Mustafe Maxamed Sulymaan Tubeec

004915219220593.

Cabdirashiid Shaam Germany

[email protected]

 

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

[email protected]