Axad, November 09, 2014 (HOL) — Maalmo ka hor ayaa xildhibaanno ka mid ah kuwa baarlamaanka Soomaaliya waxay mooshin ka gudbiyeen ra’iisul waasaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed, kaasoo dhaliyay muran aad u xooggan, haatanna loogu jiro dadaal sidii lagu baajin lahaa.
Haddaba halkan ka akhriso mooshinka laga gudbiyay ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa u qornaa sidan:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya