Xubno Golaha Wasiirrada ka tirsan oo RW Somalia ka dalbaday inuu is-casilo


Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Warqad ay ku saxiixnaayeen 17 xubnood oo ka tirsan golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa maanta warqad ay kaga dalbanayaan inuu is-casilo u gudbiyay ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed.

Xubnahan oo isugu jiray wasiir ku xigeenno iyo wasiir u dowlayaa ayaa ka baxay saakay kulan uu isugu yeeray ra’iisul wasaare C/weli Sheekh, iyadoo taas badalkeedana u gudbiyay qoraalkan ay ku weydiisanayaan inuu is-casilo.

Qoraalkan ayaa daba-socda qoraal ay habeen hore u gudbiyeen xubno ka tirsan wasiirrada xukuumadda ras’iisul wasaarahooda, taasoo ay kaga dal-badeen inuu xilka iska casilo.

Haddaba qoraalka wasiir ku xigeennada iyo wasiir u dowlayaasha ayaa ahaa sidan:


 

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya






Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ku sugan magaalada Copenhegan ee caasimadda dalka Denmark ayaa u sheegay xubnaha Beesha Caalamka ee ka qaybgalaya shirka Somalia loo qabanayo oo berri furmi doona in Soomaaliya aysan ku sii jiri karin curyaannimo.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) —Weriye C/risaaq Cali Cabdi (Silver) oo ka tirsanaa telefishinka Horn Cable iyo Radio Daljir xaruntiisa Gaalkacyo ayaa fiidnimadii caawa lagu dilay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Afar qof ayaa lagu dilay magaalada dekedda leh ee Mombasa oo ku taalla bartiga dalka Kenya kaddib markii uu cirka isku shareeray ammaan-xumo ka dhalatay masjid ay ciidamadu galeen halkaasoo uu ku dhintay hal qof, 200-qof oo kalena laga soo qabtay.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Maamulka Jubba ayaa si diiran usoo dhaweeyay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Baydhabo ee madaxweeynaha maamulka koonfur galbeed ee ka kooban sedexda gobol loogu doortay Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Xili xaalad aad u liidata oo dhinaca nolasha ah ay la soo daristay kumanaan qoysas ah oo ka mid ah dadkii ku barakacay fatahaadii dhawaan ku dhufatay qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada Beledweyne, ayaa NGO-ga Wardi ilaa 2000 oo qoys oo isugu jira kuwii ku barakacay gudaha iyo daafaha magaalada waxaa uu gaarsiiyay deeqdii uu ballaarneyd.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Warbixin uu soo saaray machadka ammaanka iyo dhaqaalaha ayaa lagu xusay in weerarada ay dunnida ka gaysteen ururrada argagixisada loogu yeero ee Al-Qaacida ku xiran sannadkii hore ee 2013-ka ay kordheen qiyaastii 61%.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Ururka daabacayaasha carbeed (Arab Publishers Association) ayaa 6000 oo buug oo deeq ah gaarsiiyay Jaamacada Ummadda Somaaliyeed oo dib loo furay sanadkan; iyagoo deeqdaas u soo mariyay ururka daabacayaasha Soomaaliyeed (Somali Publishers Association) oo fadhigiisu yahay Muqdisho.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Machadka daraasaadka Soomaalida ee ISOS ayaa daah-furay hindisaha cilmi-baarayaasha dhallinyarada Somalia (Somali Young Researchers Initiative), iyadoo talogalay in ardayda maraya tacliinta heer jaamacadeed loo diyaariyo in ay mustaqbalka noqdaan cilmi-baarayaal ka shaqeeya daraasaadka Soomaaliya.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise (Sangub) ayaa loo doortay maanta guddoomiyaha golaha abwaannada Qaranka Soomaaliyeed, kaddib munaasabad ka dhacday Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysanaa ayaa xalay ku dilay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Inj. C/llaahi Cali Canshuur oo ka mid ahaa shaqaalaha dowlada Hoose ee Muqdisho, iyagoo ku baxday gaarigii uu watay.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka booqasho ku tegey xerada Ciidamada Daraawiishta 54-aad ee ku taalla duleedka magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Wasiirka diinta iyo owqaafta ahna ra’iisul wasaare ku xigeen, Ridwaan Xirsi Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay kulan aan caadi aheyn oo golaha wasiirradu ay ku yeesheen Muqdisho, kaasoo uu shir-guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay degmada Baydhabo ka dhacday ee madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loogu doortay Shiriif Xasan Shiikh Aadan.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) —Taariikhdu markay ahayd 17-ka Nov, 2014-ka ayaa waxaa ka billowday garonka kubadda cagta ee Minashiibiyo ciyaaraha kubadda cagta ee Jaamacadda Muqdisho.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xalay qabtay qalabkii Idaacad FM ah oo si qarsoodi ah magaaladda Hargeysa looga dhagaysan jiray habeenkii, taas oo barmaanijyo iyo Heeso ka dhan ah xukuumadda siideyn jirtay.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Xubin ka tirsan golaha deegaanka xaafada Islii ee oo hoos timaado degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi ayaa ku eedeyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatada ka wado xaafadaas iney la shaqeeyaan Ciidamada Booliska saldhiga Pangani ee laga maamulo Islii.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay xukuumaddu ay soo dhoweyneyso doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay xilkan loo doortay, isagoo doorashada ku tilmaamay mirihii kasoo baxay shir muddo dheer soo socday.

Talaado, November 18, 2014 (HOL) — Madaxweynaha maamulka 6-da gobol ee Koonfur galbeed Somalia, Madoobe Nuunow Maxamed oo ka hadlay doorashadii xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inaysan doorashadaasi ahayn mid iyaga quseyn.

Somali News

11/18/2014 3:00 PM EST
Galkayo, Somalia (HOL) - Gunmen shot and killed a Somali journalist working for Radio Daljir and Horn Cable TV in Galkayo on Tuesday night.

11/18/2014 11:56 AM EST
A new Financial Management Information System (SFMIS) has been launched by Somalia’s finance department to improve accountability in processing transactions, it announced at the weekend.

11/18/2014 7:25 AM EST
With humanitarian agencies warning of another hunger crisis in Somalia, questions are being raised about Britain’s relationship with the country’s president in the wake of a report by UN investigators alleging corruption and links with Islamic militants.

11/18/2014 7:18 AM EST
MOGADISHU, (Xinhua) -- Three years ago, Mohamed Hussein was a determined school boy who wanted to be either a doctor or a civil engineer when he stayed in Mama Halima orphanage school in Mogadishu. Now the 13-year-old, however, sees his future as dark

11/18/2014 4:43 AM EST
The trade and development minister, Mogens Jensen, has earmarked a further 60 million kroner to help aid and relief efforts in and around Somalia, which is enduring a food crisis.

11/18/2014 3:03 AM EST
Four people were stabbed to death in Kenya's volatile port city of Mombasa following security raids on mosques in which a man was killed and over 200 people arrested, police said Tuesday.

11/18/2014 2:21 AM EST
MOGADISHU, (Xinhua) -- Fourteen cabinet members of Somalia have signed on Sunday a manifesto, urging Somali Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed to resign and leave the office to solve a long standing rift between him and President Hassan Sheikh Mohamud.

11/18/2014 1:31 AM EST
NAIROBI (Thomson Reuters Foundation) - Aid workers in Somalia, which faces worsening hunger three years after famine struck the country, believe the humanitarian system is "rotten" and are hamstrung by fears of being prosecuted for aiding terrorists, an expert said.

11/18/2014 1:27 AM EST
10th Anniversay of Rochester Math & Science Academy (RMSA)

11/18/2014 1:25 AM EST
In the eyes of the international community, Somaliland is an autonomous region in Somalia, on the Horn of Africa. But most of its 3.5 million inhabitants do not consider the territory – which has a president, a flag and even a currency – part of Somalia.

11/18/2014 12:34 AM EST
Finland's first terrorism trial began in the Helsinki District Court on Monday. Prosecutors accuse the four defendants of funding terrorism, and specifically the al-Shabaab group. They deny the charges.

11/18/2014 12:30 AM EST
A Nairobi court has declined to release on bail a man and two women of Somali origin believed to be behind the terrorist attack in Gikomba market in May. Ten people died and scores were injured in the attack on the busy market.

11/18/2014 12:17 AM EST
The top United Nations official in Somalia, Nicholas Kay, has met with country leaders in Mogadishu to discuss the ongoing political crisis days ahead of the first high-level meeting held in Copenhagen to review the embattled nation’s progress to political reconciliation.

11/18/2014 12:16 AM EST
HOL Job posting - IOM Jobs, Bidding and jobs at New Horizon
Click here