4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, May 19, 2014
DAAWO SAWIRRADA: Dagaalkii Al-shabaab looga saaray degmada Qoryooley


Isniin, May 19, 2014 (HOL) — Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa dhammaadkii bishii Maarso ee sannadkan degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose.

Dagaalkan oo billowday xilli habeenimo ah ayaa qaatay muddo saacado ah, inkastoo ay ciidamada dowladda iyo AMISOM ku guuleysteen inay degmadaas kala wareegaan Al-shabaab.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa sawirro laga qaaday intii uu dagaalku socday, waxaana qaaday sawirradan wariye ka tirsan shabakadda France 24 oo xarunteedu tahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.









Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya