4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 12, 2014
Guddoomiye ku xigeenno iyo Xog-haye loo Magacaabay G/Banaadir

Arbaco, Maarso 12, 2014 (HOL) — Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa lagu magacaabay laba guddoomiye ku xigeen oo uu yeelanayo maamulka gobolka Banaadir iyo xoghayaha guud ee gobolka.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasdda iyo arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay, Kaamul-Diin Daahir Xasan oo ahaa agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya, isagoo bedeli doona guddoomiye ku xigeenkii hore, Cali Axmed Guure.

Haddaba wareegtada magacaabidda waxay u qornayd sidan:




Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya