Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lasoo dacweeyey

Axad, Janaayo 05, 2014 (HOL) — Maxkamadda sare ee Puntland ayaa dacwad kusoo oogtey labo mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanadan oo lagu kala magacaabo Burhaan Adaan AW-Cabdi iyo Maxamad Faarax Nuux waxaa dacwad ka dhan ah soo gudbisey beesha ay kasoo jeedaan.

Maxkamadda ayaa amar ku bixisay in labada xildhibaan ay maxkamadda hor yimaadaan si loo dhegeysto dacwadda ka dhanka ah.





Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Garoowe, Soomaaliya