Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Jan 28, 2014
Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) —Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha kamid noqon doona xukumaddiisa cusub. Agaasimaha madaxtooyada Puntland Deeq Suleymaan Yusuf, oo shir-jaraa'id Garoowe ku qabtay ayaa liiska xukuumadda cusub usoo gudbiyey warbaahinta.
Golaha Wasiirrada Puntland ee galabta lasoo magacaabay oo ka kooban 47 xubnood oo isugu jira wasiirro, wasiir ku-xigeenno iyo wasiiru-dowleyaal, waxaa ka dhex muuqda qaar badan oo kamid ah siyaasiyiintii isu soo taagey xilka madaxweynaha oo qaarkood ay doorashadii bishan horraanteedii dhacday ay ka qayb galeen.
Liiska magacyada xubnaha xukuumadda cusub ayaa u qornaa sidan:
Wasaaradda Cadaaladda
iyo Arrimaha Diinta.
Wasiir, Ismaacil Maxamed Warsame.
wasiirku-xigeen, Maxamed Faarax Aadan.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose.
Wasiir, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash).
Wasiir ku-xigeen, C/laahi Xaashi Warsame.
Wasiiru-dowle, Cali Yuusuf Jaamac.
Wasaaradda Amniga
.
Wasiir, Xasan Cismaan Maxamuud Alloore.
Wasiir ku-xigeen, C/casiis Maxamed Aadan.
Wasiiru-dowle, Maxamuud Beeldaaje Faarax.
Wasaaradda Maaliyadda
.
Wasiir, Shire Xaaji Faarax.
Wasiir ku-xigeen, Axmed Yaasiin Saalax.
Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda.
Wasiir, Sahro Siciid Nuur.
Wasiir ku-xigeen, C/raxmaan Cabdi Ismaaciil.
Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Ah.
Wasiir, Cali Axmed Faatax.
Wasiir ku-xigeen, Siciid Faarax Maxamuud.
Wasiiru-dowle, Axmed Ibraahim Cawaale.
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha.
Wasiir, C/laahi Ducaale Cali.
Wasiir ku-xigeen, C/weli Seed Cilmi.
Wasaaradda Waxbarashada.
Wasiir, Cali Xaaji Warsame.
Wasiir ku-xigeen, Maxamed Cali Faarax.
Wasaaradda Caafimaadka.
Wasiir, Dr. Saadi Eenow.
Wasiir ku-xigeen, Aamina Maxamed C/laahi.
Wasiiru-dowle, C/laahi Jaamac Cali.
Wasaaradda Howlaha Guud
.
Wasiir, C/rashiid Maxamed Xirsi.
Wasiir ku-xigeen, Liibaan Beddel Maxamuud.
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoommada.
Wasiir, Xasan Xaaji Siciid Xasan.
Wasiir ku-xigeen, C/laahi Jaamac Roorshe.
Wasiiru-dowle, C/qani Jaamac Maxamuud.
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
Wasiir, Cabdi Ismaaciil Boos.
Wasiir ku-xigeen, Saciid Xuseen Cali.
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
Wasiir, C/nuur Cilmi Maxamuud Biindhe.
Wasiir ku-xigeen, Maxamuud Maxamed Cali
Wasiiru-dowle, C/raxmaan Jaamac Kulmiye.
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
Wasiir, C/laahi Jaamac Saalax.
Wasiir ku-xigeen, C/rashiid Gaani Cali.
Wasiiru-dowle, Axmed Siciid C/raxmaan.
Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Dhallinyarada.
Wasiir, C/raxmaan Sheekh Axmed Cabdulle.
Wasiir ku-xigeen, C/risaaq Shire Ismaaciil.
Wasaaradda Haweenka.
Wasiir, Aniiso C/qaadir Xaaji Muumin.
Wasiir ku-xigeen, Farxiyo Yuusuf Xirsi.
Wasaaradda Deegaanka, Duur-joogta iyo Dalxiiska.
Wasiir,Guuleed Saalax Barre.
Wasiir ku-xigeen, Faarax Cali Cabdi
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershedaha.
Wasiir, Maxamed Xasan Soo-cadde.
Wasiir ku-xigeen, C/risaaq Nuur Cumar.
Wasaaradda Warfaafinta.
Wasiir,
weli
Madaxweynuhu masoo maga
caabin.
Wasiir ku-xigeen, Nuur Axmed Yuusuf.
Madaxtooyada.
Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan.
Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah, Maxamed Cabbaas Cumar.
Dastuurka Puntland ayaa dhigaya in madaxweyuhu uu kusoo magacaabo golihiisa wasiirrada muddo 21-beri ah oo ka bilaabmeysa maalinta xilka loo dhaariyo. Xukuumadda Madaxweyne Gaas oo haweenku ay 4 xubnood ka heleen, waxaana la dhaarin doonaa maalmaha soo aadan.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya
Danjire Ameerika oo HOL uga Warbixiyay Xariga Ilyaas Y. Warsame
1/28/2014 3:01 PM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Danjiraha Soomaaliya u jooga Kenya, Maxamed Cali Nuur (Ameerika) ayaa uga warbixiyay HOL xarigga xoghayaha saddexaad ee safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Kenya, Ilyaas Yuusuf Warsame oo tan iyo Khamiistii lasoo dhaafay u xiran dowladda Kenya.
Madaxweyne Xasan: ”Sanadkan waa sannadkii ciribtirka Al-shabaab”
1/28/2014 12:58 PM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamud ayaa gaaray magaalada Addis Ababa e xarunta dalka Itoobiya oo uu kaga qaybgalayo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Isagoo sheegay inay Soomaaliya dalbanayso taageero ku aaddan cirib-tirka Al-shabaab.
AMISOM oo Raalli-gelin ka bixisay qof rayid ah oo uu jiiray gaarigooda
1/28/2014 12:25 PM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — AMISOM ayaa raalli-gelin ka bixisay dil uu mid ka mid ah gaadiidkooda ciidamada u geystay qof rayid ah maanta xilli uu marayay jidka mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama, taasoo ay ka caroodeen dadweyne muddo saacado ah xiray jidkaas.
Kooxo Hubeysan oo Qaahira ku Toogtay Sarkaal Dowladda ka Tirsan
1/28/2014 12:10 PM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Kooxo islaamiyiin ah ayaa maanta ku toogtay gudaha magaalada Qaahira sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada amniga dalka Masar, iyadoo kooxaha dilka geystay oo watay mootooyin la sheegay inay baxsadeen.
Shir Gaalkacyo uga furmay Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb (SAWIRRO)
1/28/2014 11:42 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo u dhaxeeya labada maamul ee Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo ka arrimiya qaybo ka mid ah gobollada dhexe ee Soomaaliya.
NUSOJ oo dalbatay in Howlihiisa loo fasaxo Somali Channel Telefishin
1/28/2014 11:40 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Ururka suxufiyiinta Qaraxnka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa walaac ka muujiyay go'aanka uu maamulka gobolka Hiiraan shaqada kaga joojiyay telefishin-ka Somali Channel xaruntiisi magaalada Baladweyne maalmo ka hor.
Mas’uuliyiinta maamulka Jubba oo booqday xero Tababar [SAWIRRO]
1/28/2014 8:12 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubba, xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka iyo saraakiil ciidan ayaa maanta booqday garoonka Madhamaato oo ku yaal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, halkaasoo uu tababar uga socdo ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubba.
Maamulka Hiiraan oo xilli u qabtay dadka dagan goobaha Danta-guud
1/28/2014 8:00 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Mas'uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan ayaa muddo kooban u qabtay in ay uga guuraan dadka rayidka ah ee degan xarumaha dowladda ama goobaha dantaguud oo ay ka mid yihiin dugsiyadii waxbarashada.
GOODAX: "Baaritaan ayaa lagu Sameynayaa Shilkii Maanta dhacay"
1/28/2014 7:34 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay qof rayid h oo ay gaadiidka ciidamada AMSIOM ku jiireen maanta Muqdisho, isagoo sheegay in baaritaan lagu sameyn doono.
Wasiirada Somaliland oo taageeray qaadashada Kaarka Muwaadinka
1/28/2014 7:12 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Golaha Wasiiradda Somaliland , ayaa ansixiyey qorshe ay muwaadiniinta Somaliland ku qaadanayaan kaadhka Jinsiyadda oo wasaaradda Arrimaha guduhu soo jeedisay in bisha Febraayo ee sanadkan la bilaabayo.
Mas’uuliyiin cambaareeyay dublamaasi Somali ah oo ku xiran Kenya
1/28/2014 7:06 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Waxaa Muqdisho shir jaraaid ku qabtay maanta waxgarad iyo mas’uuliyiin si weyn u cambaareeyay xarig ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee dalka Kenya ay kula kaceen dublamaasi ka tirsanaa safaarada Soomaalida ee magaalada Nairobi.
Golaha Wakiillada Somaliland oo Meel-mariyay Xeer Hoosaad Cusub
1/28/2014 6:40 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey xeer hoosaad cusub oo golahoogu ku shaqayn doono oo hoos u dhigay awooddi labadda gudoomiye ku xigeen ee golahaasi.
Gaadiidka AMISOM oo jiiray qof rayid ah iyo Wado la xiray (SAWIRRO)
1/28/2014 6:34 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Gaadiid ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa maanta ku jiiray qof rayid ah agagaarka Taree-biyaano ee jidka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, taasoo keentay in dadweyne falkaas ka careysan ay xiraan isku socodka gaadiidka ee waddadaas oo ah mid aad u mashquul badan.
Ciidamada Dowladda oo Tan iyo Xalay Baaritaanno ka wada Dayniile
1/28/2014 2:00 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira kuwa nabadsugidda iyo booliiska ayaa tan iyo xalay baaritaanno kawaday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, iyadoo howlgalladaas lagu soo qabqabtay dad fara badan.
Degmada Baydhabo oo laga Taagay Calanka Maamul Goboleed cusub
1/28/2014 1:49 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Magaalada Baydhabo ayaa markii ugu horreysay laga taagay calan uu leeyahay maamul goboleedka ay lix gobol ay ku mideysan yihiin, iyadoo magaalada uu ka socdo shir kale oo la doonayo in lagu dhiso maamul goboleed ka kooban sadeex gobol oo keliya.
Dowladda Imaaraadka oo Mashaariic ka fulinaysa Somalia (SAWIRRO)
1/28/2014 1:34 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya ka fulinayso mashaaciir horumarineed oo kala duwan, kaddib shir jaraa’id oo Muqdisho ay wadajir u qabteen wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre iyo danjiraha Imaaraadka u jooga Soomaaliya, Maxamed Al-Cusmaani.
Ururka ONLF oo sheegay in Saraakiil Sar-sare looga afduubay Nairobi
1/28/2014 1:08 AM EST
Talaado, Janaayo 28, 2014 (HOL) — Jabhadda ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in laba xubnood oo saraakiishooda sare ka tirsan ay sirdoonka Itoobiya ka afduubeen gellinkii dambe ee Axaddii lasoo dhaafay magaalada Nairobi ee xarutna dalka Kenya.
Somali News
Human rights record mixed in Somalia, report says
-
Sabahi
1/28/2014 4:59 PM EST
Although the new Somali government has publicly committed to protecting citizens from human rights abuses, insecurity and lack of capacity have undermined these efforts, according to the 2014 Human Rights Watch (HRW) World Report.
UN: Somali Asylum Seekers Need International Protection
-
VOA
1/28/2014 3:24 PM EST
GENEVA — The U.N. refugee agency is appealing to countries not to deport Somali asylum seekers to their country of origin. The UNHCR says the situation in southern and central Somalia remains unsafe and Somalis fleeing those areas are in need of international protection.
ONLF accuses Ethiopia of abducting two of its officials
-
HOL
1/28/2014 12:35 PM EST
The Ogaden national Liberation front (ONLF), a separatist rebel group fighting Ethiopian forces, said that Ethiopian intelligence services have abducted two of its officials from the Kenyan capital Nairobi earlier this week. The ONLF Officials were in Nairobi for a proposed third round of talks.
UNHCR urges continued protection for asylum seekers from Southern and Central Somalia.
-
UNHCR
1/28/2014 8:15 AM EST
UNHCR has released updated guidelines on the international protection needs of people fleeing Southern and Central Somalia. Although security has improved in some parts of Southern and Central Somalia, armed conflict continues. Widespread insecurity and human rights abuses continue to compel Somalis to leave their country.
Germany slams Swedish Somali bandy team
-
thelocal.se
1/28/2014 7:51 AM EST
The Swedish project to get Somali refugees to excel at bandy came to a 22-1 halt at the World Cup in Russia, but the captain said their global debut on the ice wasn't half bad.
NUSOJ protests ban against Somali Chanel television
-
NUSOJ
1/28/2014 2:13 AM EST
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is protesting against the decision to ban the Somali Chanel television in Beletwein, Hiiraan in Central Somalia by the Hiiraan administration on Sunday, 26 January, 2014.
Deadly US missile attack in Somalia underscores stepped-up pressure on al-Shabab militants
-
AP
1/28/2014 1:25 AM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) - A U.S. missile strike that killed a high-ranking intelligence officer for al-Shabab has illustrated the stepped-up pressure on the al-Qaida-linked militants, both from American attacks and from African Union ground troops.
Street and House numbers in Mogadishu
-
HOL
1/28/2014 1:03 AM EST
Mogadishu, the capital of Somalia soon is going to have names on its streets as well as numbers on the doors of its houses, for the first time in the history of the country. Similar plan is also expected to be implemented in the major towns of the country.