Hiiraan Online
3/7/2021
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Jan 24, 2014
Wasiir Guraase:" waxbarashada Soomaaliya waan tayeyn doonaa"
Mudane Axmed Maxamed Guraase
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) —
Wasiirka cusub ee dhowaan uu ra'iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed usoo magacaabay wasaaradda waxbarashada ee dalka Axmed Maxamed Guraase, oo waraysigiisii ugu horreeyey siiyey Shabakadda Hiiraan Online, ayaa ka warbixiyey waxyaabaha u qorsheysan iyo weliba dhinacyada ay wasaaraddiisu sida gaarka ah diiradda u saari doonto.
Wasiir Guraase oo ugu horeyn aan wax ka weydiiney xilka loo magacaabay iyo sida uu arko, ayaa sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay xilka loo dhaariyey, isagoo intaas ku daray in xilkaasi uu yahay mid culus oo mas'uuliyad dheeri ah u baahan, wasaaradda waxbarashaduna ay kamid tahay wasaaradaha ugu shaqada adag dhammaan wasaaradaha.
Mar uu ka hadlayey qorshaha wasaaraddiisa wuxuu sheegay in ay jiraan dhinacyo gaar ah oo ay wasaaraddu dhowrka sano ee socda si gaar ah diiradda u saari doonto. Arrimaha uu soo hadal qaaday waxaa kamid ah: sameynta manhaj waxbarasho oo dhameystiran, sameynta shahaado mideysan oo caalamka laga aqoons
an
yahay iyo weliba sidii dib loogu howlgelin lahaa dugsiyadii dowladda.
Dhammaan gobollada dalka ayuu sheegay in wasaaraddu ay ka furan doonto xafiisyo fududeeya howlaha wasaaradda, isagoo sidoo kale sheegay in waxyaabaha u qorsheysan ay kamid tahay hirgelinta barnaamijyo waxbarasho oo lagu gacan qabanayo ardeyda aan awoodin inay kharashka waxbarashada iska bixiyaan.
Wasiirka cusub ee loo soo magacaabay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Axmed Maxamed Guraase wuxuu si rasmi ah xafiiska ula wareegi doonaa maalinta Isniinta ee taariikhdu ay ku beegan tahay [Janaayo 27, 2014].
Waxbarashada Soomaaliya ayaa si aad ah hoos ugu dhacday muddad
a
labaatanka sano ka bad
an
ee dalku uu burburka ku jirey, inkasta oo ay jireen dadaallo ay sameeyeen aqoon-yahanka Soomaaliyeed si loo buuxiyo kaalinta dowladda iyagoo furay kumannaan dugsi, macaahid iyo jaamacado ay tiradoodu boqol ku dhow dahay.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya
Avv Xaseey oo Maanta lagu aasay Magaalada Baydhabo (SAWIRRO)
1/24/2014 1:54 PM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Avv. Xasan Sheekh Ibraahim (Xaseey) ayaa maanta lagu aasay Baydhabo iyadoo gebi ahaan goobaha ganacsiga ay maanta ahaayeen kuwo xiran, iyadoo waddooyinka lagu arkayay ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM oo ilaalinaya ammaanka.
HRW: "Dhibaatooyinka Suxufiyiinta Soomaaliya waxba lagama qabto"
1/24/2014 1:52 PM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Soomaaliya ayaa weli ah goobta ugu halista badan ee ay ka howlgalaan suxufiyiinta iyadoo sannadkii hore lagu dilay afar wariye magaalada Muqdisho, sida ay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ku sheegtay warbixin ay soo saartay.
Masaajido ku yaalla Waqooyiga Ameerika oo Hashiis kala Saxiixday
1/24/2014 11:26 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Magaalooyinka Minneapolis iyo St Paul ee gobolka Minnesota waxaa ku yaal qiyaastii 26 masaajid oo ay maamulaan dadka Soomaaliyeed, qaarkood waa la iibiyay qaarna waxaa loogu jiraa kiro; haddaba inta badan waxaa lasoo darsa dhibaatooyin dhaqaale oo looga baqo in masaajiddu ka baxaan gacanta muslimiinta.
Kulan Lagu Dhisayo Maamul-Goboleedyo oo Muqdisho Lagu Qabtay
1/24/2014 9:12 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu qabtay hoteelka City Palace shirw looga tashanayay sidii deegaannada Koonfurta dalka Soomaaliya loogu sameyn maamul goboleedyo.
Madaxweyne Gaas oo la Kulmay Wafdi ka Socda Jabuuti (SAWIRRO)
1/24/2014 7:10 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta caleemo-saarkiisu ka socdo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa kulan gaar ah la qaatay wafti ka socda dalka Jabuuti, waxaana kulanku uu ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland.
Xaflad lagu soo bandhigay Cunnooyinka dalka kasoo baxa (SAWIRRO)
1/24/2014 6:44 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Munaasabad lagu soo bandhigay cuntada dalka kasoo baxda ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga Khadiija ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Nuxurka khudbadihii caleema saarka madaxda Puntland (SAWIRRO)
1/24/2014 6:40 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa goor dhow kusoo gabagaboobay wejiga koowaad ee xafladda caleema saarka madaxda cusub ee Maamulka Puntland.
Dowladda Holland oo Magangalyo iyo degenaasho siinaysa Somalida
1/24/2014 6:31 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Xoghayaha cadaallada iyo amniga dowladda Holland Fred Teeven ayaa sheegay in wax laga badalay siyaasadihii dowladda ee ku aadanaa arimaha dadka magan-galyo doonka ah ee inta badan gudaha u galla dalkaas gaar ahaan Soomaalida.
Prof. Samatar: “Siyaasaddii Somali Weyn Waxaan kaga Tagay Qabiil”
1/24/2014 6:25 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa xubnihii isku soo taagay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya sannadkii 2012 ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagay siyaasadii Soomaali-weyn isagoo sabab uga dhigay qabyaalad.
Puntland oo Amni xumada deegaanadeeda ku eedeysay Al Shabaab
1/24/2014 5:45 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Al-shabaab falalka ammaan xumo ee ka dhaca guddaha deegaannada ay ka taliso.
Madaxda sare ee Puntland oo Maanta la caleemo-saarayo (SAWIRO)
1/24/2014 5:35 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) —Munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo madaxda cusub ee dhowaan Puntland loo doortay ayaa ka socota hoolka shirarka ee Hay'adda Cilmi Baarista Puntland (PDRC) ee magaalada Garoowe.
Madaafiic Khasaare Geystay oo lagu Garaacay Magaalada Muqdisho
1/24/2014 3:08 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Madaafiic ay Al-shabaab sheegtay inay ku weerartay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa qaarood waxay dhaawac u geysteen dad rayid ah oo deggenaa xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir.
Xaflad lagu bixiynayay Koob oo lagu qabtay Laascaanood (SAWIRRO)
1/24/2014 1:42 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Munaasabad koob loogu magac-daray ka waan-towga tahriibta ayaa lagu qabtay xarunta ururka waddaniga ah ee SCOODO ay ku leedahay magaalada Laascaanood Gobolka Sool.
Al-shabaab oo Howlgal ay dad ku Qabatay ka Sameysay Baardheere
1/24/2014 1:25 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa howlgallo ay ka sameysay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayay ku qabqabatay in ka badan 100-qof oo qaar ka mid ah lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dab la qabadsiiyay guryo ku yaalla degmadaas.
Madaxweynaha oo ka hadlay Ciidanka Itoobiya ee ku biiray AMISOM
1/24/2014 1:13 AM EST
Jimco, Janaayo 24, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlya markii ugu horreysay ku biirista ciidamada Itoobiya ay ku biireen howgalka AMISOM, isagoo sheegay inay tahay arrin uu soo dhaweynayo.
Somali News
WATCH: Short Film: Fishing Without Nets
-
Vice Magazine
1/24/2014 8:02 PM EST
A story of pirates in Somalia told from the perspective of a struggling, young Somali fisherman. Among other awards, this short film won the Grand Jury Prize in short filmmaking at the 2012 Sundance Film Festival.
Germany jails Islamist who made Qaeda bomb threat
-
AFP
1/24/2014 7:59 PM EST
FRANKFURT, Jan 24 – A German court Thursday jailed for seven years a man who joined Islamist militants in Pakistan and Somalia and once phoned in a terror threat against the parliament in Berlin.
Finns Party counsellor’s Somali comment referred to prosecutor for consideration of charges
-
Helsinki Times
1/24/2014 7:10 PM EST
Investigative officers have concluded their pre-trial investigation into a controversial comment by a Finns Party member of the Lieksa town council and referred the case to the Prosecutor’s Office of Eastern Finland for consideration of charges.
Hodan Aden receives school board's "I Believe" award
-
RCN
1/24/2014 6:56 PM EST
Sometimes it takes seeing the world through someone else’s eyes to shake you out of your bubble. Hodan Aden, a young lady from Somalia, was that someone for me last night.
Somalia to Siberia: An unlikely sporting fairytale story
-
CNN
1/24/2014 6:55 PM EST
When a small Swedish industrial town took in thousands of African immigrants, there were some concerns as to how it would work.
Dubai to Host Somalia’s Second Investment Summit
-
Zegabi
1/24/2014 5:32 PM EST
Dubai is set to host Somalia’s Second Investment Summit (SIS) scheduled for April 6th-7th 2014. According to reports, Somalia Economic Forum will host this year’s event, which is expected to highlight the abundant opportunities and exciting possibility of rebuilding Somalia.
Kenyan police say alleged terror suspect ‘mentally ill
-
Xinhua
1/24/2014 4:57 PM EST
NAIROBI, Kenya, Jan 24 – Kenya’s anti-terrorism police on Friday dismissed a middle-aged man who claimed links with Al-Shabaab militia from Somalia, saying he has a mental problem.
Barnet-based Somali organisation BritSom gets grant
-
TLL
1/24/2014 3:52 PM EST
An organisation which helps Somali immigrants find jobs has been handed a cash grant.
Somali Spice
-
Anchorage Press
1/24/2014 3:50 PM EST
East African Restaurant is the quiet but self-assured new kid in Spenard. While its décor is dominated by remnants of the space’s previous German restaurant identity — walls coated in red and black striped wallpaper, an old piano, a stein for a tip jar, even the tables and chairs — the new tenant’s additions of a few potted plants and a small flat screen TV, as well as their rearrangement of tables, project a feeling of effortless transition. My dinner partner and I first visited shortly before 5 p.m. on a Thursday. A group of men occupied two of the tables but the place was otherwise empty.
Somalia to establish a unique national curriculum
-
HOL
1/24/2014 2:20 PM EST
The new Somali Minister of Education Ahmed Mohamed Gurase has outlined his plans toward the development of education in a country which has lacked a National Education Curriculum for the past two decades.
Ethiopia changes its tune in Somalia
-
Daily Maverick
1/24/2014 8:49 AM EST
In April last year, Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn was unequivocal in his intentions when it came to Somalia. Speaking to his parliament in Addis Ababa, he complained that Ethiopian troops had spent long enough across the border, and that it was time for them to come home. “The main issue now is to accelerate our complete withdrawal towards our border. This is what we are fulfilling,” he said.
Overnight Shelling on Somali capital wounds four
-
HOL
1/24/2014 8:35 AM EST
At least four people have been wounded in an overnight shelling on southern parts of the Somali capital Mogadishu, residents and eye witnesses confirmed here on Friday morning.
More than 100 people detained in Al Shabaab held town
-
HOL
1/24/2014 7:52 AM EST
Mogadishu, Somalia (HOL) - AL Shabaab fighters have arrested more than 100 people in the south western town of Bardere during house to house search operations in the city, residents said here on Friday.
Embassies, foreign firms issue terror security alert
-
The Star
1/24/2014 1:01 AM EST
Several European countries and foreign organisations operating in the country have cautioned their citizens and staff about impending terror attacks in Kenya. This follows the killing of senior Al Shabaab leaders in Somalia last week by the Kenya Defence Forces.
New Somali Cabinet Faces Criticism Over Size, Competency
-
SABAHI
1/24/2014 12:47 AM EST
Mogadishu — Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed nearly tripled the size of the previous cabinet and retained only two sitting ministers, yet observers say the newly sworn-in ministers may face the same problems that led to the ouster of the previous government.
Netherlands: Asylum Policies for Somalis Adjusted
-
NLTimes
1/24/2014 12:37 AM EST
Secretary of State for Justice and Security Fred Teeven has adjusted the policies regarding asylum seekers from Somalia. He said in a letter to the Second Chamber today the people who can prove that they.....