“ waqtiga marxuumka la aasi doono waa maalinta Jimcaha, waxaana lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho...aaska waxaa kasoo qayb geli doona wufuud tira badan oo ka kala socota dalka iyo dibadda...” wasiirka ayaa sidaas yiri.