4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Feb 2 , 2014
Xusuusta Ra'iisal Wasaarihii hore C/risaaq Xaaji Xuseen- DAAWO

Alle ha u naxariistee waxaa Jimcihii aynu ka soo gudubnay ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka Ra'iisal Wasaarihii hore C/risaaq Xaaji Xuseen oo dhawaanahan xanuunsanayay. Alle ha u naxariistee C/risaaq ayaa wuxuu ka mid ahaa dadkii halganka u soo galay xornimada Soomaaliya, isagoo weliba intii uu noolaa ku dadaali jiray in ay dadka Soomaaliyeed ku dheganaadaan Soomaalinimada, qabyaaladdana ay ka tagaan.

Waxaan jecleysannay in aan halkan idin kugu soo gudbinno hadallo hadal qiimo leh oo uu Umadda Soomaaliyeed tegay, isagoo cimrigiisa ku simay in uu la joogo dadka soomaaliyeed  iyagoo mar kale raadinayo midnimadii uu 50 sano ka hor wax dhisay.

HALKAN KA DAAWO