Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 9 , 2014
Madaxweynaha Puntland oo la shiray bulshada gobolka Mudug (SAWIRRO)
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) —Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Gaalkacayo kulan kula yeeshay xubno metelayey qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Mudug.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan kuwaas oo isugu jirey: wasiirro, xildhibaanno, maamulka gobolka Mudug iyo maamulka degmada Gaalkacayo.
Bulshada kulanka ka qayb gashay oo aad u fara badnayd ayaa Madaxweyne Gaas usoo gudbiyey talooyin wax ku ool ah oo ku saleysanaa horumarinta magaalada Gaalkacayo iyo guud ahaan gobolka Mudug.
Waxay sidoo kale muujiyeen inay aad uga xun yihiin dilkii labo maalmood kahor garoonka diyaaradaha ee Galkacayo loogu gaystay laba sarkaal oo ajnebi ahaa una shaqaynayay Qaramada Midoobay, iyagoo eheladoodana tacsi u diray.
HALKAN KA DAAWO SAWIRRO BADAN:
Madaxweynha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa uga mahad celiyay bulshada Galkacayo sidii diiranayd ee ay ugu soo dhoweeyeen magaalada.
Mudane Gaas ayaa dhanka kale si qota dheer u dhegaystay talooyinka kala duwan ee kasoo baxayey bulshadii uu maanta kula kulmay magaalada Galkacayo, wuxuuna si cad u tilmaamay in uu qaadanayo kuna dhaqmi doono inta ugu wanaagsan talooyinka ay bulshada gobolka Mudug usoo gidbiyeen hogaanka sare ee Dawladda Puntland.
Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale tilmaamay in ujeedka safarkiisa Mudug uu ku salaysan yahay sidii ay dawladdu u waraysan lahayd ulana tashan lahayd Bulshada, si loo helo isbedelkii ay dawladdiisu ballan qaaday.
Kulanka oo qaatay saacado fara badan ayaa hal kudhig looga dhigay "Kulanka Wada Tashiga Dawladda Iyo Shacabka Galkacayo" waxaana soo qaban qaabisay hay'adda cilmi barista Puntland ee PDRC.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya
Raila Odinga oo si adag u dhaliilay howlgallada lagu Qabqabtay Soomaalida
4/9/2014 2:28 PM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya, Rail Odinga ayaa dhaliilay qaabkii ay dowladda Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi, kaddib howlgallo lagu qabqabtay kumannaan Soomaali ah oo ay ciidamada ammaanka Kenya ka sameeyeen magaalada Nairobi.
Kenya oo sheegtay inay weli gacanta ku hayso boqolaal qof oo Somali ah
4/9/2014 1:09 PM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay maanta in 472-qof oo laga shakisan yahay ay weli ku hayaan xabsiyada magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Xilli Muqdisho la keenay maanta 81-qof oo dib looga soo celiyay dalka Kenya.
Iska-horimaad ciidammo kawada tirsan kuwa dowladda ku dhexmaray Jowhar
4/9/2014 1:07 PM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhaawacmay dagaal ciidammo kawada tirsan kuwa dowladda Somalia ku dhexmaray degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Madaxweynaha Somalia oo lagu soo dhaweeyay Dalka Burundi (SAWIRRO)
4/9/2014 1:04 PM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta dalka ee Bujumbura, iyadoo aan si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysa booqashadan.
Ra’iisul Wasaaraha oo ku sheegay in Muqdisho laga sifeeyey Walxaha Qarxa
4/9/2014 11:58 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Muqdisho kaga qayb-galay kulan lagu shaacinayay in waxyaalaha qarxa laga sifeeyay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa sidoo kale ka qaybgalay saraakiil ka socotay Midowga Yurub, hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaalanka miinada ee UNMAS iyo xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Soomaali laga soo celiyay Kenya oo Maanta la keenay Muqdisho (SAWIRRO)
4/9/2014 10:58 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo dajiyay 81-qof oo laga soo duuliyay dalka Kenya, kuwaasoo ka mid ahaa kumannaan Soomaali ah oo lagu xirxiray howlgalladii ka socday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Xoghayihii Maamulka Degmada Wadajir oo Maanta Qarax Miino lagu dilay
4/9/2014 10:49 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Xoghayihii maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu dilay qarax Miino oo la sheegay inuu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray gaarigiisa.
Somaliland oo laga dalbaday inay fasaxdo Wargayska Haatuf iyo 11 Wariye
4/9/2014 10:45 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Wariyayaasha aan xaduudda lahayn ayaa maamulka Somaliland ku canbaareeyay falkii lagu xiray wargayska Haatuf oo ka soo bixi jiray magaalada Hargaysa ,waxaana ka hor intii aan albaabada la isugu laabin xarunta wargayska xoog ku galay ciidamo ka tirsan maamulkaas.
Maamulka Jubba oo cambaareeyay dilkii shaqaalaha QM ee Gaalkacayo
4/9/2014 10:23 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubba islamarkaana uu ku saxiixnaa af-hayeenka maamulka C/naasir Seeraar Maax ayaa lagu cambaareeyay dilkii magaalada Galkacayo loogu geystay labadii shaqaale ee ka tirsanaa hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan la dagaalanka daroogada iyo dambiyada.
Qarax Kismaayo lagula eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM
4/9/2014 10:12 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Qarax xooggan oo la sheegay in uu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa manta gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay cidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Brundi.
Prof. Nuur D. Fursade oo casharro ka bixiyay Jaamacada Banaadir (SAWIRRO)
4/9/2014 3:29 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Xarunta Jaamacadda Banaadir ee Muqdisho ayaa waxaa gellinkii dambe ee shalay cashar ku saabsan tiknoojiyada casriga ah (IT) iyo xogta maamulka ka jeediyay, Prof. Nuur Diiriye Fursade oo aqoonyahanada dalka Soomaaliya ka mid ah.
Kenya oo billlaabaysa inay Soomaalida aan sharciga lahayn dib u soo celiso
4/9/2014 3:12 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Xukuumadda Kenya ayaa billaabaysa maanta inay dib ugu soo celiso Soomaaliya in ka badan 80-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu qab-qabtay howlgalladii tan iyo toddobaadkii hore ka socda magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii.
Baarlamaanka oo u codeeyay joojinta Qaadashada Kaararka Aqoonsiga
4/9/2014 2:53 AM EST
Arbaco, Abriil 09, 2014 (HOL) — Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod gacan-taag ah ku diiday in qaadashada baasaboorka Somaliga lagu xiro warqadaha aqoonsiga muwaadinnimo, kaddib markii xildhibaannada intooda badan ay sheegeen in dadku ay dhibaato ka maraan qaadashada warqadaha aqoonsiga.
Somali News
Life in Eastleigh, where a bomb attack Monday means you'll be arrested Tuesday
-
Global Post
4/9/2014 7:51 PM EST
Somalis living in Kenya's capital face terrorist attacks by their countrymen, but also profiling by Kenyan police.
Britain Increasingly Invoking Power to Disown Its Citizens
-
NY Times
4/9/2014 6:48 PM EST
LONDON — The letter informing Mohamed Sakr that he had been stripped of his British citizenship arrived at his family’s house in London in September 2010. Mr. Sakr, born and raised here by British-Egyptian parents, was in Somalia at the time and was suspected by Western intelligence agencies of being a senior figure in the Shabab, a terrorist group linked to Al Qaeda.
Tower Hamlets begins case study to learn lessons after tragedy of baby killed by mum
-
ELA
4/9/2014 6:09 PM EST
A serious case review has been started by Tower Hamlets council after the tragic death of a four-month-old baby girl in London’s East End killed by her teenage mum.
Suspect of killing Somali man caught
-
NL Times
4/9/2014 5:00 PM EST
On Tuesday night in Leek, a 23-year old man was arrested in relation to the fatal abuse of a Somali man in Groningen.
The life of a Somali refugee in Kenya
-
Africa in Fact
4/9/2014 4:16 PM EST
Noor Tawane is approaching 30. He is of average height and medium build and beginning to thicken around the middle. Seven children and several businesses have taken their toll: lately, a patch of grey hair has appeared on the very top of his black crown. Mr Tawane is tired. His eyes that twinkle when he is excited are mostly dull these days.
European Union and UNMAS clear Central Mogadishu of Unexploded Ordnance
-
UMAS
4/9/2014 2:16 PM EST
MOGADISHU - Today, the Federal Government represented by Prime Minister Abdiweli together with the European Union (EU) and United Nations Mine Action Service (UNMAS) declared Central Mogadishu free from all known unexploded ordnance.
Blast kills regional official in Mogadishu
-
HOL
4/9/2014 1:57 PM EST
A Somali government regional official has died after explosive device thought to have been concealed in his car went off on Wednesday.
Somalis deported from Kenya arrive in Capital
-
HOL
4/9/2014 10:54 AM EST
At least 85 Somali nationals including women and children deported from Kenya have arrived in Somali capital Mogadishu on Wednesday.
Raila faults police tactics used in Eastleigh
-
Nairobi News
4/9/2014 10:15 AM EST
Former Prime Minister Raila Odinga has decried the tactics used by the government in the ongoing crackdown on terrorism following attacks in Nairobi and Mombasa.
Brandeis U. Cancels Plans to Give Honorary Degree to Ayaan Hirsi Ali, a Critic of Islam
-
NY Times
4/9/2014 1:51 AM EST
Facing growing criticism, Brandeis University said Tuesday that it had reversed course and would not award an honorary degree to Ayaan Hirsi Ali, a campaigner for women’s rights and a fierce critic of Islam, who has called the religion “a destructive, nihilistic cult of death.”
Bribery claims rock MPs’ Somalia trip
-
theObserver
4/9/2014 1:45 AM EST
A visit by MPs to Somalia last month has run into trouble, with the Uganda police at the centre of ‘bribery’ allegations.
Iranian Navy’s 29th Fleet Docks in Port of Djibouti
-
Tasnim
4/9/2014 1:40 AM EST
TEHRAN – Iranian Navy announced that its 29th fleet has docked in the Port of Djibouti in the Horn of Africa after 73 days of sailing.
Somalia - Another news outlet bites the dust in police raid
-
ReportersWBorders
4/9/2014 12:38 AM EST
Reporters Without Borders is very disturbed by yesterday's police raid on the headquarters of the independent daily Haatuf in Hargeisa, the capital of Somalia's breakaway northwestern territory of Somaliland, which has resulted in the newspaper's closure.
Farah faces marathon baptism of fire
-
AFP
4/9/2014 12:36 AM EST
Britain's double Olympic and world champion Mo Farah makes his eagerly-awaited marathon debut in London on Sunday, but has his work cut out with the jump-in distance and competition from top Kenyans and Ethiopians.
Sub-Saharan African Countries to Miss UN Sanitation Goal - Study
-
VOA
4/9/2014 12:31 AM EST
A new study by the London School of Hygiene & Tropical Medicine finds that no sub-Saharan African country will meet the U.N. Millennium Development goal for sanitation, and that many are lagging behind achieving the target for clean drinking water as well.
Kenya denies it is targeting Somalis as 4,000 terror suspects arrested
-
TRF
4/9/2014 12:28 AM EST
NAIROBI – The Kenyan government denied on Tuesday it was targeting ethnic Somalis in an anti-terrorist operation that has resulted in 4,000 arrests.