
Jimco, November 01, 2013 (HOL) — Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxaa tan iyo sannadkii 1991-kii ka socday dagaallo sokeeye, xilligaasoo ay dhacday dowladdii dhexe ee dalka ka talin jirtay.
Inkastoo dagaalladaas ay burbur xooggan u geysteen Muqdisho ayaa hadana waxaa hadda ka jira dib u dhis iyo nolosha oo dib u soo noqonaysa, iyadoo uu sare u kacay ganacsiga guud ee magaalada.
Laakiinse weli waxaa jira burbur xooggan oo magaalada ka jira, dowladduna waxay isku dayaysaa inay sugto ammaanka si magaaladu ay u noqto goob uu ammaan ka jiro, loona soo celiyo bilicdii ay lahayd colaadaha ka hor.
HALKAN KA DAAWO SAWIRRO BADAN:





Xuquuqda Sawirrada: REUTERS.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya










