4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, May 26, 2013
WAREYSI: Sheekh Axmed Islaam (Madoobe) - WW: Ibraahim C. Baafo

Axad, May 26, 2013 (HOL) - Wariye Ibraahim Cumar Baafo ayaa wareysi la yeeshay Sheekh Axmed Madoobe, Madaxweynaha Jubalanda ee dhawaan lagu doortay magaalada Kismayo.