4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 6 , 2013
Youtube: Culummada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Dilalkii loo geeystay Somalida Koonfur Afrika

Kahmiis, Juun 5, 2013 (HOL) Culumada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa si weyn uga hadlay dilka naxariis-darrada ee loogu geysanayo Soomaalida ku nool dalka Koofur Africa, waxayna ku baaqeen in Soomaalida meel kasta oo ay joogaan ku bannaanbaxaan.