4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Feb 25, 2013
DAAWO SAWIRRADA Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugan Deegaanno ka tirsan Gobolka Bay


Isniin, Feberaayo 25, 2013 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ay gacanta ka helayaan ee AMISOM ayaa u tallaabay maalin ka hor deegaanno ka tirsan gobolka Bay, kaddi markii ay ka gudbeen deegaanno ku yaalla galbeedka gobolka Shabeellada Hoose.

Haddaba halkan ka daawo sawirrada ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo ku sugan deegaanno howd ah oo ay ka mid tahay Jiira-kuullow.









Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya