Xaaladda gobolka Shabeellada Hoose oo dagan iyo ciidammo si Nabadgalyo ah kula Wareegay Deegaanka Lambar Konton

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Xaaladda deegaannadii labadii casho ee lasoo dhaafay ay dagaallada ka socdeen ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa laga soo sheegayaan dagganaasho aan cago-badan ku taagnayn, iyadoo ay saakay si nabadgalyo ah kula wareegeen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda oo wata gaadiid dagaal deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay wateen in ku dhow toban gaadiidka dagaalka ah, iyadoo wararku ay sheegaan in ciidamadan ay hab beeleed u abaabulan yihiin, ayna ku sugan deegaanka Lambar 50.

Guddoomiyaha deegaankan Maxamed Waafow ayaa warbaahinta u sheegay inay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa deegaanka Lambar 50 ayna saakay la wareegeen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda oo hab beeleed u abaabulan.

“Waan ka baxnay deegaanka Lambar 50 waxaana wadnaa abaabul aan ku doonayno inaan dib ugu laabanno deegaankaas,” ayuu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha deegaanka Lambar 50 oo ciidamada deegaankaas la wareegay saakay ku tilmaamay kuwo magac-beeleed huwan, balse ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan ay taageerayeen labadii maalmood ee lasoo dhaafay mid ka mid ha beelihii ku dagaalamay gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo aysan weli dowladda waxba ka qaban dagaallada labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday gobolka, iyadoo deegaanka Lambar 50 uu dagaal culus ka dhacay bishii lasoo dhaafay.

Dhanka kale, xaaladda deegaannada u dhexeeya degmooyinka Jannaale iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo maalmahan ay dagaallo culus ka socdeen ayaa saakay daggan, inkastoo weli la dareemayo dhaqdhaqaaqyo ay sameynayaan dhinacyadii dagaalku u dhexeeyay.

Waxgarad kala duwan oo Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in colaadda la joojiyo, balse weli kama aysan hadlin madaxda dowladda colaaddan kasoo cusboonaatay gobolka Shabeellada Hoose oo bilihii ugu dambeeyay ahaa mid colaaduhu kusoo laalaabanayen, iyadoo dagaalku uu ku salka ku hayo muran dhinaca dhulka ah.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya






Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo loo adeegsaday bumbo nooca gacanta ah, waxaa lagu tuuray maqaayad shaaha laga cabbo oo ku taal dhabarka dambe ee saldhigga dhexe ee booliska magaalada Boosaaso.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka 16-ka kooxood ee u soo baxay wareeggii labaad ee koobka horyaalka kooxaha qaaradda Yurub ee loo yaqaan UEFA Champions League, waxaana arrrinta xiisaha badan ay tahay inay isku aadeen kooxaha Arsenal Vs Bayern Munich iyo kooxaha Barcelona Vs Manchester City.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Wafdi isugu jira wasiirro, xildhibaanno, iyo odayaal dhaqameed uu horkacayo wasiirrka wasaarrada Kheyraadka dalka C/risaaq Cumar Max’ed ayaa galinkii danbe ee maalintii shalay soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa kaga qaybgalay dalka Uganda xaflad lagu soo afmeerayay tababar mudo dheer uga socday Uganda ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya kuwaasoo tababarkooda ay maalgalisay midowga Yurub.

Isniin, December 16, 2013(HOL) :- Wafdi ballaaran oo ka socday qaar kamid ah hay’adaha qaramada Midoobay sida UNHCR, UNICEF, UNDP, WHO, WFP iyo hay’ado kale ayaa waxa ay maanta kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, waxaan wafdigani si diran usoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba.

Madaxweynaha dalka koonfurta Sudan Salva Kiir Miyardet ayaa sheegay in dagaalkii cuslaa ee ka qarxay magaalada Juba ee xarunta waddankaas uu ahaa mid salka ku hayay cinqilaab militari oo ay doonayeen inay fuliyaan kuwa ay siyaasada isaga soo horjeedaan.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Taliye cusub oo u dhshay dalka Burundi ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay hoggaanka howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), kaddib xaflad xil-wareejin ah oo ka dhacday taliska guud ee ciidanka AMSIOM ee Xalane.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Dowladda Jabuuti ayaa bilowday dhismaha waddo cusub oo isku xiri doonta wadankaasi iyo Soomaaliya si kor loogu qaado xiriirka labada dhinac gaar ahaan ganacsiga iyo isgaarsiinta sida laga soo xigtay madax sare oo ka tirsan Jabuuti.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay waxba ka jirin warbixin uu wakiilka Qaramadda midoobay ee Soomaaliya Mr:Nicolas Kay ka jeediyey xarunta qaramada midoobay, kaas oo sheegay in la xidhay siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada mucaaradka ah.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — Hiiraan Online ayaa waxaa u suuro-gashay in ay booqato xarunta waxbarashada agoonta ee Banaadir (Banadir Orphanage and Education Centre) oo ku taalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho si wax badan looga ogaado howlaha ay xaruntan u qabato caruurta agoonta iyo danyarta Soomaaliyeed.

Wararka ka imaanaya waddanka koonfurta Sudan ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay magaalada Juba ee xarunta u ah dalkaas oo labo sano ka hor ka xaroobay dalka Sudan.

Isniin, December 16, 2013 (HOL) — AMISOM ayaa dib u dajin u sameysay boqolaal qoys oo ku barakacay fatahaaddii iyo colaadihii ka dhacay gobolka Shabeellada dhexe, sida uu sheegay sarkaalka ugu sarreeya ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka Shabeellada dhexe.

Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirka wiil Soomaali ah oo ay la xiriiriyeen inuu ku lug lahaa weerarkii lagu qaaday gaari bas ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah oo Soomaali u badnaa.

Somali News

12/16/2013 2:24 PM EST
Autism might not be any more prevalent among Somali children in Minneapolis than it is among white children in the city, but the severity of the developmental disorder appears harsher in this minority group.

12/16/2013 8:21 AM EST
South Sudan's president said Monday he had defeated a coup attempt by a political rival following a night of fighting in the capital Juba.

12/16/2013 8:17 AM EST
Police are appealing for information to trace a missing six-year-old girl and her teenage aunt.

12/16/2013 8:15 AM EST
Insurance claims arising from the Westgate Mall terror attack in Nairobi are expected to surpass Sh10 billion, an amount equivalent to a third of the total industry payout for last year, the insurance sector regulator has estimated.

12/16/2013 8:12 AM EST
AUSTRALIANS transfer almost $600 million a year to countries where terrorism financing is a real risk, a new report shows.

12/16/2013 8:08 AM EST
Al-Qaeda-linked rebel group was suspended from Twitter after they claimed responsibility for Nairobi mall attack.

12/16/2013 2:00 AM EST
Police on Sunday circulated a photograph of a man identified as Hussein Nur Mohammed who is wanted over the Pangani matatu explosion that occurred on Saturday, killing six people.

12/16/2013 1:57 AM EST
The northeast African custom of female genital mutilation finds itself an issue now in Britain due to increased immigration from the region. Whilst few women report being victims of genital mutilation due to embarrassment or pressure from people around them, one woman, 29-year-old lawyer, Nimco Ali, has spoken out about her own experience in a bid to wipe out the practice. Our London correspondent, Takayasu Ogura, spoke to Ali.

12/16/2013 1:44 AM EST
It was supposed to be a regular shopping trip to a Kenyan mall until Faith Wambua found herself playing dead for bullet-spraying militants, in an ordeal that capped a year of Islamist violence across the continent affecting countless ordinary Africans.

12/16/2013 1:17 AM EST
Police have circulated the photograph of 21 year old Hussein Nur Mohamed over claims he was involved in the Pangani blast that claimed six lives.

12/16/2013 1:06 AM EST
Armed extremist groups in North and West Africa may have pledged allegiance to Al-Qaeda's vision of global jihad, but they act independently of its core command and have yet to make good on threats to strike the West.

12/16/2013 1:04 AM EST
A violent thief jailed after the London riots has won the right to stay in the UK by claiming he is “too westernised” to return to Somalia.

12/16/2013 1:01 AM EST
A terrorist attack on a city bus in Nairobi, Kenya, on Saturday killed five passengers traveling through a Somali-dominated neighborhood, according to Kenyan police. They claimed the terrorists used a grenade in the incident and believe the perpetrators are members of Somalia's al-Qaeda affiliated Al Shabaab, according to an Israeli counterterrorism source, Lyle Prosman.

12/16/2013 12:58 AM EST
The National Security Agency chief Gen. Keith Alexander and task force in charge Rick Ledgett have reportedly insisted that the US spy agency does not listen to private conversations and it is only the suspect number which is forwarded to the FBI for tracking.

12/16/2013 12:56 AM EST
National Assembly Majority Leader Aden Duale has criticised MPs for not bringing enough Bills to the House and focusing on unenforceable motions.
Click here