SHEEKH XASAN DAAHIR: "Nabad ka dhatala dalka Soomaaliya waxay ku xuran tahay AMISOM oo baxda"

Sabti, September 11, 2010 (HOL) - Guddoomiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadal u jeediyay qaar ka mid ah taageerayaashiisa iyo dadweyne cidda ku tukaday shalay deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in nabad ka dhalata Soomaaliya ay ku xiran tahay AMISOM oo dalka ka baxda.

Sheekh Xasan oo arrintan ka hadlayay ayaa yiri: "Nabadda Soomaaliya waxay ku xiran tahay in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay dalka isaga baxaan, haddii kale waxaa sii soconaya dagaallada lagula jiro."

Hoggaamiyahan ayaa sheegay in dagaallada ka socda Soomaaliya ay yihiin kuwo guulo laga gaaray ayna soconayaan inta la doonayo in muquuniyo shacabka Soomaaliyeed.

"Sababta ciidamada AMISOM ay dalka u joogaan, waa inaan loo ogoleyn Soomaalida inay isku xukumaan Kitaabka Alle, waayo maanta ma jiro qof Soomaali ah oo diidan in lagu dhaqmo diinta Islaamka," ayuu khudbadiisa ku yiri Sheekh Xasan Daahir.

Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay in kooxdiisa iyo Xarrakatul Shabaab ay ku mideysan yihiin in dalka xoog looga saaro ciidamada Afrikaanka ah, haddii laga saari waayo, isagoo sheegay inaysan caalamka ka jirin ummad la haysan karo.

Ururka Xisbul Islaam ayaa ka mid ah kooxaha kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM, waxaana ay dhawaanahan shirar lagu mideynayo labada ciidan ay kula jireen Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin, inkastoo aanay waxba kasoo bixin.

Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku haysa qayb yar oo Muqdisho ka tirsan, halka kooxaha kasoo horjeeda ay gacanta ku hayaan inta badan dalka Soomaaliya, iyadoo ciidamad AMISOM ay sheegeen inay Soomaaliya u joogaan difaaca xukuumadda.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya






Sabti, September 11, 2010 (HOL) − Xildhibaanno maanta ku kulmay Muqdisho ayaa cambaareeyay warqad uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke u diray beesha calaamka, taasoo ay sheegeen inuu kaga codsaday in la qabto shir dib u heshiisiineed, lana ansixiyo dastuurka cusub.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) − Ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan askar ka tirsan dowladda Soomaailya ayaa lagu dilay qarax maanta ka dhacay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir kaasoo lala beegsaday gaari ay wateen ciidanka DKMG ah.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) − Laba wiil oo Soomaali ah ayaa ku dhintay xeebta dalka Cummaan, xilli loo dabbaaldagayay munaasabadda ciidul-fidriga oo shalay ku aadaneyd, sida uu HOL u sheegay goobjooge ku sugan dalkaas.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) - Dowlada Soomaaliya ayaa hadal ay soo saartay ku sheegtay in sarkaal ka tirsan Xarrakatul Shabaab uu ku dhintay dagaalladii ugu dambeeyay ee ku dhexmaray Muqdisho, kuwaasoo ay Xarrakatul Shabaab iclaamisay.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) -Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire oo ka qayb galay salaadii Ciida ee shalay ayaa sheegay in Puntland ay ku soo wajahantahay khatar dhanka amniga ah ,loona baahanyahay in laga hortago.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) - Dowladda Soomaaliya, Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa si wadajir ah u cambaareeyay go'aanka baadari u dhashay dalka Mareykanka oo dhawaan sheegay inuu gubayo Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) - Amiirka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo hadal maqal ah kasii daayay idaacado ku hadla afkooda oo ku yaalla Muqdisho iyo Kismaayo ayaa kaga hadlay dagaallada ka socda caalamka, gaar ahaan Soomaaliya.

Sabti, September 11, 2010 (HOL) - Xaflada heer-sare ah oo ay shirkada Hormuud xarunteeda Kismaayo ku qabatay Hotel Hareed ee Magaalada Kismayo Jimcihii shalay ayay kusoo bandhigtay adeegyada ay shirkada u qabato shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Jubooyinka.

Somali News

9/11/2010 3:35 PM EST
To most ordinary Kenyans, the mention of a refugee camp stirs thoughts of a place with miserable lifestyle and scarce basic necessities.

9/11/2010 3:33 PM EST
Nairobi, Kenya - The Kenyan government has said it will review the condit ion of the refugee camps in the country, even as it pledge to continue to honour its obligation of hosting refugees from countries facing turmoil in the region.

9/11/2010 3:33 PM EST
RICHMOND, Va. (AP) — The U.S. government is appealing a federal judge's dismissal of piracy charges against five Somali defendants accused of attacking a U.S. Navy ship off the coast of Africa.

9/11/2010 3:31 PM EST
"Take no prisoners" sounds like a great policy when it comes to dealing with pirates, but only a Canadian government could take that idea and turn it on its head.

9/11/2010 3:29 PM EST
Abdifatah Jama Mire, the director of a radio station in Puntland, is in jail for airing an interview of an Islamist rebel leader, despite an appeals judge admitting that the prosecution has no evidence against him. The government of the semi-autonomous region of Somalia has since banned all interviews or reports on alleged terrorists through an anti-terror law which has not been made public.

9/11/2010 3:28 PM EST
MOGADISHU, Sept 11 (Reuters) - Somali police said they had foiled a suicide attack by Islamist rebels on the seaport in the capital Mogadishu on Saturday, two days after a bomb attack on the city's airport.

9/11/2010 3:22 PM EST
MOGADISHU (Reuters) - Somali police said they had foiled a suicide attack by Islamist rebels on the seaport in the capital Mogadishu on Saturday, two days after a bomb attack on the city's airport.

9/11/2010 3:19 PM EST
TIFF officials have announced that rapper K’naan will be the not-so-surprise musical performer at Sunday’s free block party to celebrate the TIFF Bell Lightbox.

9/11/2010 2:47 PM EST
People from countries around the world, and a handful of native Mainers who have adopted Islam, arrived throughout the morning, greeting each other with handshakes and hugs and salutations of "Eid Mubarak" -- "blessed Eid."

9/11/2010 1:36 PM EST

9/11/2010 6:30 AM EST

9/11/2010 4:53 AM EST
SANA'A, Sep. 11 (Saba) - President Ali Abdullah Saleh has phoned Somali President Sheikh Sharif Sheikh.

9/11/2010 4:50 AM EST
MOGADISHU, Sept. 10 (Xinhua) -- The Somali Islamist official on Friday condemned plans by U.S pastor, Terry Jones, to burn copies of the Muslim holy book, the Quran, calling for Muslims everywhere to rise up against the U.S..

9/11/2010 4:41 AM EST
WASHINGTON — Nine years after the Sept. 11 attacks, President Barack Obama said the U.S. has forced Osama bin Laden "deep underground" but Americans will face an expanded terror threat for years to come from other al-Qaida extremists "willing to die to kill other people."

9/11/2010 4:38 AM EST
Nine years after the Sept. 11 attacks, the United States faces a growing threat from home-grown insurgents and an "Americanization" of al-Qaeda leadership, the former heads of the 9/11 Commission reported Friday.
Click here