SHIIKH XASAN YACQUUB: “Aniga kama cararin Kismaayo”

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) - Shir Jar’aaid oo uu maanta qabtay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali, ayaa waxa uu ku beeniyay warar ay sii daayaan qaar kamid ah warbaahinta oo sheegayay in Gudoomiyaha Degmada Kismaayo uu isaga cararay gobolka, arintaasoo uu ku tilmaamay in ay tahay mid wax kama jiraan ah islamarkaasina been abuur ah.

Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa waxa ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay tabinayeen warar sheegaya in uu qilaaf soo kala dhex galay masuuliyiinta Xarakada Alshabaab ee gobollada Jubooyinka, iyagoo sidoo kale sheegayay in gudoomiyaha degmada Kismaayo uu isaga cararay guud ahaanba gobolka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aysan jirin wax dhibaato ah oo ku kalifayso in uu gobolka ka cararo, waxaana uu ku tilmaamay arintaasi in ay tahay mid la doonayo in lagu marin habaabiyo shacabka Soomaaliyeed.

“Arintaasi waa arin aan jirin, waana been aan laga xishoon,” ayuu yiri Mr. Yacquub oo xafiiskiisa degmada Kismaayo kula hadlayay warbaahinta.

Hadalkan kasoo yeeray gudoomiyaha maamulka degmada Kismaayo ayaa kusoo beegmaya xilli qaar kamid ah warbaahinta caalamka ay sheegeen in magaalada Kismaayo ay isaga huleeleen masuuliyiin katirsan maamulka degmada Kismaayo oo uu kamid yahay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali.

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo, Soomaaliya






Khamiis, October 07, 2010 (HOL) ­ Ugu yaraan shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 13-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaallo maanta ku dhexmaray Muqdisho ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo kaashanaysa Xisbul Islaam.

Khamiis, October 07, 2010(HOL): Fanaanadda caanka ah ee qaran Saado Cali ayaa indhawaalaba socdaal ku mareysay qaaradda Afrika, waxayna soo martay dalka Uganda, hadda waxa ay ku sugantahay magaalada cape town ee dalkan Koofur Africa.

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) − Madaxwaynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroolle ayaa magaalada Sanca kula kulmay shalay galinkii danbe wasiirka Kaluumaysiga Yemen Maxamed Shamlaan,waxaana ay isla soo qaadeen hormarinta xiriirka labada dhinac.

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) − Burcadbdeed Soomaali ah ayaa Arbacadii shalay sheegay inay dili doonaan, ayna iibsan doonaan xubnaha muhimka ah 22-badmaax oo ay afduub ahaan u haystaan tan iyo bishii Maarso ee sannadkan, haddii aan madaxfurashadii aysan ku helin madaxfurashadii ay dalbadeen muddo gaaban.

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) − Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Moseveni ayaa Arbacadii shalay ku celiyay in dalkiisa uu awoodi karo inuu kordhiyo ciidanka nabad ilaalinta ah ee ku sugan Soomaaliya, balse loo baahan yahay dhaqaalaha iyo qalabka.

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) − Hay'adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Elman, ayaa warbixin kasoo saartay khasaaraha dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay in dagaalladaas ay ku qasbeen qoysas badan inay guryahooda ka cararaan.

Khamiis, October 07, 2010 (HOL) − Siyaasiga C/nuur Axmed Darmaan oo sheegta inuu yahay Madaxweyaha Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday inuu dacwad ka dhan ah ciidammada AMISOM u gudbiyay beesha caalamka.

Somali News

10/7/2010 4:47 PM EST
Our State Department Web site for the 2012 Diversity Visa Program (DV-2012) is now open. The entry submission period for DV-2012 is from 12:00PM EDT (GMT -4) on October 5, 2010 to 12:00PM EST (GMT -5) on November 3, 2010. The entry form will only be available for submission during this period and this period only. Entries will not be accepted through the U.S. Postal Service.

10/7/2010 4:17 PM EST
WASHINGTON — Somali pirates could be working for businessmen or international networks, a report said.

10/7/2010 4:06 PM EST
NAIROBI Oct 7 (Reuters) - Pirates have seized a fishing vessel, thought to be Taiwanese, off the coast of Mauritius, an east African maritime official said on Thursday.

10/7/2010 12:15 PM EST
Addis Ababa Ethiopia (APA) - Foreign ministers of the 15 member states of the African Union (AU) ommission Peace and Security Council (PSC) are scheduled to gather on 15 October 2010 in Addis Ababa to discuss about the African Union Mission In Somalia (AMISOM), APA learns here Thursday.

10/7/2010 7:59 AM EST
NAIROBI (Reuters) - African Union troops may control half of Somalia's rubble-strewn capital Mogadishu by the end of October with Islamist rebels weakened after a costly offensive, the AU's envoy to the Horn of Africa nation said on Thursday.

10/7/2010 5:35 AM EST
Musse Yusuf is ccused of keeping a library of terrorism manuals. A man accused of keeping a library of terrorism manuals claims they were intended for resistance fighters in his homeland of Somalia.

10/7/2010 5:08 AM EST
SA will not be sending soldiers to Somalia, International Relations and Co-operation Minister Maite Nkoana-Mashabane said yesterday.

10/7/2010 5:01 AM EST
Ugandan president says the Security Council considering his request to raise more funds for peacekeeping mission.

10/7/2010 4:52 AM EST
FORT LAUDERDALE, Fla. -- Two men have pleaded guilty in a Florida federal court to an illegal plot to ship AK-47 assault rifles to Somalia.

10/7/2010 4:15 AM EST
The port-city capital of the tiny, strategically located country of Djibouti seems like foreign territory for Elmore Leonard, whose novels generally travel along the Detroit/Miami axis. But that doesn’t keep him from claiming the turf as his own in his latest novel.

10/7/2010 3:55 AM EST
Most of the media attention in the municipal election campaign has been devoted to the Toronto mayoral race. But there are also hot races for the 44 seats on Toronto City Council. Incumbents generally win these races, but the Star believes it is time to shake up council by electing new people who have fresh ideas and better reflect the diversity of the city. Closer to election day, the Star will list its choices....

10/7/2010 3:39 AM EST
Ugandan President Yoweri Museveni on Wednesday urged rich African countries like Libya and Algeria to help fund the African Union peacekeeping mission in Somalia so that more troops can be flown there

10/7/2010 3:36 AM EST
At least 70 people were killed and more than 100 others wounded in this week’s battles for control of strategic positions in the rebel held side of the coastal city

10/7/2010 3:22 AM EST
Somalia's militant group al Shabaab is no longer confining its agenda to the country's borders. They are now spreading into neighboring countries. There will not be a rescue coming from the Somali government.

‘Good Deeds’ aid Somali refugees -The Daily Utah Chronicle
10/7/2010 3:03 AM EST
U students are reaching out to help approximately 70 Somali refugee children who gather at Discovery Church in Murray every Tuesday for tutoring.
Click here