Halkan ka daawo Sawirrada Wasiirrada Qaraarka soo jeediyay








 





Aamino Maxamed Mursal      C/qaadir NuurCaraale            Cabdi Axmed Jaamac       C/llaahi Axmed Afrax












Cali Axmed Jaamac Jengeli      C/llaahi Cabdi Garruun      Cali C/llaahi Cosoble      Cali Ismaaciil Cabdi Giir












Cali Axmed Maxamuud         C/risaaq Isaaq Biixi            Ismaaciil Hurre Buubaa    Madobe Nunow Max'ed











Max'ed C/llaahi Kaamil         Max'ed Ibr. Xaabsade         Max'ed M.Gacmadheere   Max'ed Max'ud Xeyd












Max'ed Nuuraani Bakar      Qamar Aadan Cali              Xasan M.N.Shaargaduud   Xasan Dhimbil Warsame

Be The First to Visit Hiiraan Online






Khamiis, October 11, 2007(HOL): Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya ayaa maanta waxay deeq raashin ah gaarsiisay Dad ka barakacay magaalada Muqdisho oo ku sugan xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan Degmada Dhoobley.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay albaabada u laabeen Idaacadda SIMBA oo ka mid ah Idaacadaha FM-ka ah ee ka howlgala Magaalada Muqdisho.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan Qarax xooggan oo xalay lala beegsaday Xero ay ku sugan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku taala Magaalada Baydhabo.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas lagu dilay Shiikh kale oo si weyn looga yaqaanay magaaladaas.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gudaha Magaalada Baydhabo ku dhaawaceen Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Cali Faarax.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ciidamada Nabad-galyada Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa xabsiga u taxaabay shaqsiyaad lagu soo eedeeyay in ay ka danbeeyeen hajabaadyo loo diray Hay'ada MSF-Swiss ee Maamusha Isbitaalka Guud ee Gobalka Hiiraan, kadib markii dacwad arintaa ka dhan shaqaalaha Hay'adu hor dhigeen Maamulka Gobalka.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Waxaa dib u bilowday dhoofka hilibka xoolaha bartamaha Soomaaliya , gaar ahaan Gobolka Galgaduud ka dib markii muddo hal sano ku dhaw hakad ku yimid.

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soo saaray Qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda ay kalsooni weydiisato Baarlamaanka.

Somali News

Click here