Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
Halkan ka daawo Sawirrada Diyaaraddii ku dhacday duleedka magaalada Muqdisho
Axad, March 25 2007 (HOL): Diyaarad xamuul ah oo ka duushay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa galabnimadii Jimcada ahayd ee aynu ka soo gudubnay waxaa ay ku dhacday duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Ceel Macaan iyo Degmada Balcad. 11 ruux oo diyaaraddaas saarnaa dhamaantood waa ay geeriyoodeen, waxayna diyaaraddaas ahayd mid qalab dayactir ah u waday diyaarad kale oo ku ciladeysan garoonka Diyaaradaha Muqdisho.




Mogadishu , Somalia
More News
- Dad badan oo maanta mar kale ka qaxay magaalada Muqdisho
- Dowladda Federaalka oo heshiis la gashay Ganacsade gacan saar la lahaa Maxkamadihii Islaamka
- Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay Khatar ka soo socota kooxo ka haray Maxkamadihii Islaamka
- Shir ay Muqdisho ku yeesheen Odayaal ka socday Beesha Hawiye iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu kala kacay
- Maamulka Puntland oo beeniyay in Ciidamo ka socda ay Muqdisho dhibaato ka geysanayaan
- Wasiirka ugu shaqada badan Xukuumadda Federaalka iyo Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay