More Articles
Isniin, September 16, 2013 (HOL) โ Shirkii looga hadlayay higsiga cusub ee Soomaaliya ayaa lagu soo gabgabeeyay magaalada Brussels iyadoo uu ka hadlay madaxweynaha Soomaaliya dhaqaalaha loogu deeqay Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Axad, September 15, 2013 (HOL) โ Dajire Nicholas Kay oo ah wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa sheegay in shirka Somalia loogu qabanayo magaalada Brussels ee dalka Belgium uu yahay mid muhiimad weyn u leh Soomaaliya uuna ka duwan yahay shirarkii horay loogu qaban jiray.
Sabti, September 14, 2013 (HOL) โ Dowladda Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha ah ayaa lagu wadaa inay maalinta Isniinta ah ee soo socota ku saxiixaan magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium heshiis ku saabsan dib u dhiska Soomaaliya oo socon doona muddo saddex sano ah, iyadoo ay saraakiisha Midowga Yurub sheegeen in dib u dhiskaas ay ku bixi doonto in ka badan hal bilyan oo EURO.
Jimco, September 13, 2013 (HOL) โ Qoraalka ay sida wadajirka ah u soo saareen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Catherin Ashton oo ka mid ah madaxda sare ee ururka Midowga Yurub ayay daah-fur uga dhigeen inaysan jirin cid dafiri karta in Soomaaliya meel fog ka timid.
Khamiis, September 12, 2013(HOL) :- Madaxa maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) oo goor dhow shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada kismaayo ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu qaarajiyo.
Arbaco, September 11, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeeediyey furitaanka shirka ka hortaga burcad-badeedda ee ka socda magaaladda Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.