More Articles
Talaado, Federaayo, 11, 2014 (HOL) -Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland -laanteeda gobollada Bari, Sanaag, Karkaar iyo Gardafuuy- ayaa maanta xukunno kala duwan ku riddey 3 nin oo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Isniin, Febaraayo 10, 2014 (HOL) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa Muqdisho lagula eegtay maanta mas'uul sare oo ka tirsan maamulka gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo aanay jirin illaa hadda sheegatay mas'uuliyaddiisa.
Axad, Febraayo 09, 2014 (HOL) โ Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Inj. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu sababo caaafimaad u aaday dalka Turkiga.
Sabti, Febaraayo 08, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya aysan marna oggolaan doonin in masjidyada iyo goobaha kale ee cibaadada loo adeegsado in dhallinyarada lagu marin habaabiyo.
Jimce, Feberaayo 07, 2014 (HOL) โ Raโiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo toddobaadkii hore ku geeriyooday Mareykanka ayaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, iyadoo aaskiisa ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya.
Khamiis, Feberaayo 06, 2014 (HOL) โRaโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey...