More Articles
Sabti, Abriil 25, 2015 (HOL) โ Iyadoo Xukuumadda Kenya ay shaacisay dhawaan in laga soo abaabulo weerarrada ka dhaca gudaha dalka Kenya Xeryaha Qoxootiga Soomaaliyeed ay ku yaalla ee Dhadhaab, ayaa waxaa eedeyntaas iska fogeeyay qoxootiga xeryahaas ku nool.
Warkii oo dhan
Jimco, Abriil 24, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaโarke oo ku sugan dalka Kenya ayaa kala hadlay madaxda Kenya sidii dib loogu furi lahaa shirkadaha xawaaladaha ee ay dhawaan xayiraadda kusoo rogeen.
Khamiis, Abriil 23, 2015 (HOL) โ Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Somalia, C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay maanta in ergada soo dooran doona madaxweynaha maamulka Gobollada Dhexe ee Somalia laga dhigay 350-xubnood.
Arbaco, Abriil 22, 2015 (HOL) โ Guddoomiyaha gudiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Somalia, Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Cali ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo ku xigeennadiisa inay ku xad-gudubeen xeer-hoosaadyada u yaalla baarlamaanka iyo dastuurka Qaranka; isagoo xusay inay raโyigooda u adeegsadaan goโaan ka gaarista xeerarka qaarkood, iyagoo cuskanaya xilka ay ummadda u hayaan.
Talaado, Abriil 21, 2015 (HOL) โ Dowladda Mareykanka ayaa manta shaacisay inay ku dartay liiska kooxaha argagaxisada ah laba hoggaamiye oo Al-shabaab ka tirsan, kuwaasoo kala ah hoggaamiyaha kooxda, Axmed Diiriye iyo Mahad Karate, kaddib weerarkii ay Al-shabaab sheegatay ee ka dhacay Garoowe oo lala beegsaday gaari siday shaqaale ka tirsan kuwa hayโadda UNICEF ee Qaramada Midoobay.
Isniin, Abriil 20, 2015 (HOL) โ Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, Nuur Faarax oo maanta wareysi siinayay Horn Cable TV ayaa ka hadlay shirkadaha shisheeyaha ah ee lagu wareejiyay dekedda Berbera ee Somaliland, isagoo digniin adag shirkadahaas u jeediyay.