More Articles
Axad, Luuliyo 12, 2015 (HOL) - Xogyaha dhaqaalaha UK George Osborne ayaa horaantii isbuucan soo bandhigay miisaaniyadii ugu horeysay ilaa muddo 18 sanno ah oo ay dajiyaan xisbiga muxaafidka ah (The conservatives) oo cod aqlabiyad leh ku guuleystay doorashadii bishii May ka dhacday UK.
Warkii oo dhan
Sabti, Luuliyo 11, 2015 (HOL) โ Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa burburkii ka dhashay Weerarradii ay Al-shabaab xalay ku Qaadday Hoteellada Weheliye iyo Siyaad oo ku yaalla Muqdisho.
Jimco, Luuliyo 10, 2015 (HOL) โ Inta la ogyahay 11 Ruux oo ay ku jiraan afar ka mid ah xoogaggii weerarrada qaaday ayaa ku dhintay weerarro Qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ay caawa fiidkii lagu Qaaday laba Hoteel oo ku yaalla Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen 20-qof oo kale.
Maanta waxaan fursad u helay in aan la fariisto khubrada farsamo iyo qaanuun ee Soomaaliya ku matalaya dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan soohdinta badda ee labada dal.
Arbaco, Luuliyo 08, 2015 (HOL) โ Kulankii ugu Horreeyay ayaa Maanta wuxuu Nairobi ku dhexmaray Wasiiradda Arrimaha dibadda Kenya, Aamina Maxamed Jabtiil iyo safiirka Smalia u fadhiya Kenya, danjire Jamaal Maxamed Xasan.
Talaado, Luuliyo 07, 2015 (HOL) โ Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay ka qaadatay goโaan cad muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Kenya, sida uu Wasiirka War-faafinta Somaila maanta ugu sheegay Xafiiskiisa Muqdisho.