More Articles
Talaado, November 03, 2015 (HOL) โ Shan wiil oo ka mida toddoba dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish ayaa shalay la hor-keenay maxkamadda federaalka dalka Maraykanka, qaybta Minneapolis, iyadoo lagu eedeeyay inay doonayeen inay dambi kasoo galaan dal ka baxsan Maraykanka.
Warkii oo dhan
Isniin, November 02, 2015 (HOL) โ Sarkaal ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta toogasho ku dilay saddex sarkaal oo ciidanka daraawiishta Puntland ka tirsanaa, isagoo sidoo kalena dhaawacay saddex sarkaal oo kale oo iyaguna ka tirsanaa ciidamada Puntland.
Axad, November 01, 2015 (HOL) โ Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Hoteel Saxafi ee Muqdisho ayaa sheegaya in khasaarihii ka dhashay ay tiradoodu gaarayso ugu yaraan 15-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana ka hadlay weerarkaan wasiirka warfaafinta Soomaaliya.
Sabti, Oktoobar 31, 2015 (HOL) โ Kulankii baarlamaanka Somalia ee maanta ayaa lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo bedelay xildhibaan iskiis isku casilay, iyadoo sidoo kale, xildhibaannada baarlamaanka Somalia ay maanta soo gaba-gabeeyeen dooddii sharciga maal-gashiga shisheeyaha.
Jimco, Oktoobar 30, 2015 (HOL) โ Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.