More Articles
Talaado, Janaayo 19, 2016 (HOL) โ Beesha Caalamka ayaa shaacisay inay Mas'uuliyiinta Somalia ka filayso inay si deg-deg ah ugu soo Gudbiyaan goโaan ku saabsan hab Doorasho oo la isku raacsan yahay oo ka dhacda Soomaaliya; isla markaana aanu xilli loo kordhinayo Dowladda Federaalka Somalia ee xilliga uu ka dhamaanayo daba-yaaqada Sannadkan.
Warkii oo dhan
Isniin, Janaayo 18, 2016 (HOL) โ Dowladda Kenya ayaa shaacisay markii ugu horreysay in qiyaastii 80-Askari oo ka tirsan ciidamadooda ay ku Wax-yeelloobeen Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Jimcihii lasoo dhaafay saldhigga ciidamada Kenya ee Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.
Axad, Janaayo 17, 2016 (HOL) โ Waxaa maanta soo gabagaboobay shirweeynihii qaran ee looga tashanayay aayaha Soomaaliya, kaa oo ay kasoo qeybgaleen madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.
Sabti, Janaayo 16, 2016 (HOL) โ Somaliland ayaa waxaa maanta rasmi ah uga billowday Diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha doorashada ka dhici doonta Somaliland bisha Maarso ee sanadka soo socda ee 2017-ka.
Jimco, Janaayo 15, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay Jimcaha maanta ah in tiro ciidamadooda AMISOM ka tirsan ay Al-shabaab dishay, kaddib markii ay weerareen saldhig ay ku lahaayeen Somalia, laakiin ma sheegin tirada ciidamada laga dilay, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay ku dileen weerarkaas 63-askari oo Kenyan ah.