More Articles
Talaado, Feberaayo 02, 2016 (HOL) โ Mid ka mid ahaa Rakaabkii la socday diyaaraddii u Kireysnayd Shirkadda Daallo Airlines ee Maanta uu Qaraxa ka Dhacay Gudaheeda ayaa ka hadlay sidii ay wax u dhaceen, isagoo sheegaey inay kusii socdeen dalka Jabuuti.
Warkii oo dhan
Isniin, Feberaayo 01, 2016 (HOL) โ Dowladda Federaalka ee Somalia & dowladda Kenya ayaa shalay Xarunta Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo labada Dal ay dhinacyo badan uga wada shaqeyn doonaan.
Axad, Janaayo 31, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Ururka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon.
Sabti, Janaayo 30, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa weydistay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika in dib u eegis lagu sameeyo Hawl-galka ciidanka AMISOM ee Somalia, isla markaana wax laga bedelo Xeerarka ay ku hawl-galaan si ay ula dagaalamaan kooxaha argagaxisada ah ee Soomaaliya.
Jimco, Janaayo 29, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan.
Khamiis, Janaayo 28, 2016 (HOL) โ Dadweyne fara badan oo kasoo hor-jeeda Nidaamka 4.5-ka ah oo shalay la goโaamiyay in lagu soo xulo xildhibaannada baarlamaanka cusub ee 2016-ka, ayaa maanta ka dhacay Fagaaraha Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Arbaco, Janaayo 27, 2016 (HOL) โ War-murtiyeed Caawa kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Somalia ayaa lagu shaaciyay qaabka doorasho ee dalka ka dhicaysa dhamaadka Sannadkan 2016-ka, iyadoo lagu sheegay War-murtiyeedka in iyadoo la eegayo Duruufaha jira ee dhanka amniga ay madaxda Soomaalidu isla garteen in dalka doorasho ay ka dhacdo sannadkan.