More Articles
Axad, May 01, 2016 (HOL) โ Kooxda Man United ayaa ka Hor-is-taagtay Leicester City oo ay Maanta kuwada cayaareen Garoonka Kooxda Man Uniterd ee Old Traffrod, iyadoo tani ay meesha ka saartay Rajadii kooxda Leicester City ee ahayd in maanta si rasmi ah loo guddoonsiiyo koobka Horyaalka Kubadda Cagta Waddanka Britain ee Premier League-ga.
Warkii oo dhan
Sabti, Abriil 30, 2016 (HOL) โWafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Jimco, Abriil 29, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan 30-ruux oo ahaa - Shaqaale dhisme ku waday masjid maanta dumay oo ku yaalla deegaanka Garas-baaley ee duleedka Muqdisho ayaa ku dhaawacmay, halka tiro kalena ay weli burburka ku hoos jiraan, iyadoo la sheegay in xiliga uu soo dumayay Masaajidkan uu ku socday Shub.
Khamiis, Abriil 28, 2016 (HOL) โ Shirkadda Turkish Airlines ayaa duullimaadyadii ay ku imaan jirtay garoonka diyaaradaha Muqdisho dib u bilaabaysa bartamaha bisha May ee soo socota, kaddib markii ay hakisay bishii Feberaayo ee Sannadkaan, waqtigaasoo Diyaaradda Daallo Airlines uu ka dhex-dhacay Qarax khasaare geystay.
Arbaco, Abriil 27, 2016 (HOL) โ Ergayga Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia, Danjire Francisco Madeira, ayaa sheegay in loo baahan yahay Dadaallo dheeri ah si looga Hor-tago Marin-habaabinta iyo Xag-jireynta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo in Waxyeellooyinka ay Al-shabaab geysanayso.
Talaado, Abriil 26, 2016 (HOL) โ Magaalada Muqdisho, waa magaalo ay ku nool yihiin ku dhawaad laba milyan iyo bar qof, ayaa waxaysan waxaysan lahayn qaab habeysan oo loo maareeyo qashinka magaalada. Waxaaba qashinka magaalada lagu qubaa laba goobood oo kala ah; Xeebta Jasiira iyo Kaaraan. Qashinka ayaa waxaa si toos ah loogu daadiyaa dhulka, iyadoo aanay jirin godad u qodan oo lagu shubo.